Author: QOL Contributor
Azerbaijan oo furtay madxaf meel bannaan ah ku yaalla oo lagu xusayo dagaalkii lixda isbuuc
April 28-2021 Azerbaijan waxay furtay madxaf meel bannaan ah ku yaalla oo lagu xusayo dagaalkii lixda isbuuc…
Shirkii u dhaxeeyay Rooble madaxweynayaasha Galmudug, HirShabeelle iyo xubno ka tirsan midowga musharaxiinta oo wali socda, Sawiro.
April 28-2021 Shir u dhaxeeya Ra’iisul Wasaaraha xukumadda xil-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble, madaxweynayaasha Galmudug, HirShabeelle iyo xubno…
Kulan goor dhawayd u bilawday Ra’iisul Wasaare Rooble Madaxda Galmudug, Hirshabeelle iyo musharixiinta
April 28-2021 Waxa goor dhawayd bacdul afur u bilaawday kulan albaabada u xiran, Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka…
Labo Saxafi oo u dhashay dalka Spain oo lagu dilay weerar Jidgal oo ka dhacay Bariga dalka Burkina Fasa.
April 28-2021 Labo Saxafi oo u dhashay dalka Spain iyo Nin u dhashay dalka Ireland oo u…
Guddoonka Golaha shacabka oo beeninay Wararka sheegaya in Golaha donayo in R/Wasaare Rooble Xil ka qaadaan
April 28-2021 Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa been abuur ku tilmaamay warar sheegaya in kulanka Sabtida uu yeelanayo…
Madaxweyne Erdogan oo cambaareeyey madaxweynaha Mareykanka Joe Biden uu ku aqoonsaday “xasuuqa” Armenia.
April 28-2021 Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan ayaa cambaareeyey kuna sheegay mid aan “sal lahayn” oo dhaawaceysa…
Puntland oo sheegtay in shirka uu Farmaajo ku baaqay aysan tegayn illaa inta ay martiqaad ka helayaan Beesha Caalamka.
April 28-2021 Khudbaddii uu xalay jeediyay madaxweyne Farmaajo ayaa waxaa siyaabo kala duwan uga falceliyay mucaaradka iyo…
Maxkamada Gobolka Banaadir oo xukuntay qofkii dilay Xamdi Maxamed Faarax oo dil iyo kufsi loogu gestay Muqdisho Sanadkii hore.
April 28-2021 Maxkamada Gobolka Banaadir oo dhoor bilood gacanta ku heysay kiiska Xamdi Maxamed Faarax oo dil…
Ku dhawaad 5 qof oo ku dhimatay Qaraxii ka dhacay albaabka hore ee taliska guud ee ciidamada Asluubta
April 28-2021 Wararka ka imaanaya Duleedka Muqdisho ayyaa sheegaya in ay jirto qasaare ka dhashay Qaraxii saakay…
C/raxmaan C/shakuur “Farmaajo xalay fursad uu shacabka Soomaaliyeed ku macsalaameeyo ayaa dhaaftay.
April 28-2021 Siyaasiga C/raxmaan c/shakuur ayaa ka hadlay qudbadii xalay uu saq dhexe jeediyay Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday…
Xildhibaan Mahad Salaad oo ka jawabay khudbadii uu xalay jeediyey madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday
. April 28-2021 Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan mudanayaasha golaha shacabka, gaar ahaan kuwa mucaaradka ayaa…
Rooble “ shacabka Muqdisho Waxan leyahay Guryihiina ku soo laabta Ciidamadana Wadooyinka ha u furan dadka soo laabanaya.
. April 28-2021 Ra’iisul wasaaraha xilka sii-haya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa qoraal kooban soo dhigaay Bogiisa…