Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Nin Talyaani ah oo ka guuraya jasiirad uu ku noolaa Kaligiis in ka badan 30 sannadood ka dib cadaadis uga yimid maamulka

. April 27-2021 Nin Talyaani ah ayaa ka guuraya jasiirad uu ku noolaa in ka badan 30…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Jeneral Saadaq Joon iyo Jeneral Yuusuf Indhacadde oo fariisimo Cusub ka Samaystay Xaafada Siigaale ee degmada Hodan.

April 27-2021  Wararka ka imaanaya saakay magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Ciidamo ka tirsan kuwa taageersan musharax…

Posted in WARARKA MAANTA

Barakac saakay ka bilaawday magalada Muqdisho iyo Cabsi Dagaal oo jirta saacadihii la soo dhaafay

April 27-2021 Waxaa magaalada Muqdisho  gaar ahaan Degmada Hodon iyo H/wadaag ka socda saacadihii la soo dhaafay…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamo Hubeysan oo Xoog ku galay xarunta Idaacadda Mustaqbal Qalabkiina bur buriyay.

April 27-2021 Wararka ka imaanaya saakay Muqdisho ayaa sheegaya in Ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya ay saakay…

Posted in WARARKA MAANTA

Mareykanka sheegay in uu aad uga walaacsan yahay rabshadihii magaalada Muqdisho ka dhacay Axaddii..

April 27-2021 Wasaaradda Arrimaha Dibedda Mareykanka ayaa sheegtay inay uu aad uga walaacsan tahay rabshadihii magaalada Muqdisho…

Posted in WARARKA MAANTA

Xildhibaanada mucaaradka oo booqday hoyga Madaxweynihii hore Xassan Shiikh Maxamuud

April 26-2021 Xildhibaano ka tirsan golaha shacabka Somalia oo u badan mucaarad ayaa caawa booqday hoyga uu…

Posted in WARARKA MAANTA

Shir ka dhacay Addis Ababa oo lagu kala saxiixday heshiis ay Soomaaliya uga mid noqoneyso

April 26-2021 Shir ka dhacay magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya waxaa maanta lagu kala saxiixday…

Posted in WARARKA MAANTA

Afarta nin ee awoodda ciidan leh kana tirsan garabka mucaaradka

April 26-2021 Xiisad colaadeed ayaa ka taagan magaalada Muqdisho kaddib markii khilaafkii siyaasadeed ee ka jiray arrimaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Cabdixaashi oo dhinacyada ku dagaalamaya Muqdisho ugu baaqay in ay ilaaliyaan nabadda iyo xasiloonida dalka

. April 26-2021 Aqalka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa dhinacyada ku dagaalamaya magaalada Muqdisho ugu baaqay…

Posted in WARARKA MAANTA

banaanbaxyo looga soo hor jeedo Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday oo ka socda Muqdisho

April 26-2021 Waxaa magaalada Muqdisho caawa ka socdo banaanbaxyo looga soo hor jeedo Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday farmaajo….

Posted in WARARKA MAANTA

Dhaq dhaqaaqyo Ciidan oo goor dhawayd Ciidamada Dowlada ka bilaabeen Muqdisho Xili Xabad joojin..

April 26-2021 Waxaa goor dhawayd ka bilaawday magaalada Muqdisho dhaq dhaqaaqyo Ciidan oo ay wadaan Ciidamada Dowlada…

Posted in WARARKA MAANTA

Bulshada rayidka oo ku baaqay la joojiyo dagaalada ka soo cusboonaaday Muqdisho

April 26-2021 Bulshada rayidka ee Soomaaliya ayaa ku ku baaqay in la joojiyo dagaalada ka soo cusboonaaday…