Author: QOL Contributor
Dalka Chad Golaha Milateriga oo isku raacay in Maxamed Kaka uu dalka hogaamiyo
April 20-2021 Janaraal Maxamed Idriss Déby Itno ayaa waxaa loo magacaabay inuu hogaamiyo waddanka Chad, kaddib markii…
Dad Qaba Xanuunka Covid 19 oo gaaraya 20 qof Dalka Hidinya ugu dhintay oxygen la’aan
April 20-2021 Saraakiisha waddanka Hindiya ayaa waxa ay bilaabayaan baaritaan ku aaddan sababta keentay in kaydka oxygen-ka…
Urur Goboleedka IGAD oo taageeray Qorshaha Midowga Afrika ku doonayo inuu ku dhexdhexaadiyo Saamileyda Siyaasadda Somaaliya
April 20-2021 Urur Goboleedka IGAD ayaa taageeray Qorshaha Midowga Afrika ku doonayo inuu ku dhexdhexaadiyo Saamileyda Siyaasadda…
Wasaaradda Arrimaha Dibedda Turkey oo u yeertay safiirkeda Sweden kadib hadal uu yiri Wasiirka Difaaca Sweden
April 20-2021 Wasaaradda Arrimaha Dibedda Turkey ayaa u yeertay safiirka Sweden ee Ankara, si ay uga ashtakooto…
Xildhibaan Odowaa “ Qoor Qoor wuxuu Xamar u joogaa inuu Farmaajo kala shaqeeyo muddo kororsi sharci darro ah
. April 20-2021 Xildhibaan C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) oo ka mida xildhibnanada Baarlamaankii 10-aad ayaa weerar afka…
Ku dhawaad 4 qof oo ku dhimatay Hoobiyeyaal lagu garaacay Villa Somaliya iyo Degmoyinka u dhaw..
April 20-2021 Wararka ka degmooyinka Boondheere iyo Warta Nabada ee Gobolka Banaadir ayaa sheegaya in ay jiraan…
Somalida Minnesota oo soo dhawaysay Xukunka Derek Chauvin oo ah Askarigii dilay Goerge Floyd
April 21-2021 Qaar kamid ah hoggaanka Bulshada Soomaalida Mareykanka oo goobjoog u ahaa dacwadda ka dhanka ah…
Wasiirka Gargaarka, Maareynta iyo Musiibooyinka Xukuumadda xilgaarsiinta Khadiijo Diiriye oo gaartay Baydhabo
April 21-2021 Magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ah ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxaa gaaray wafdi ka…
Lafta Gareen oo Baydhabo ku qaabilay saraakiil ka socotay howl-galka AMISOM iyo UK
April 21-2021 Wararka ka imaanaya magaalada baydhabo ayaa sheegaya in Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis…
Wax ka Baro sarkaalkan 40 jirka ah shalayna la wareegay Hogaanka dalka Chad kadib markii aabihii la dilay isla shalay.
April 21-2021 Xaqiiqdii, wax badan lagama yaqaano sarkaalkan milatariga ah oo aan weli gaarin 40 jir, haatanna…
Sarkaal booliis ah oo magaalada Ohio ku toogtay gabar madow ah oo dhalinyaro ah
April 21-2021 Sarkaal booliis ah ayaa magaalada Ohio ku toogtay gabar madow ah oo dhalinyaro ah xilli…
Kooxo hubeysan oo degmada Afgooye ku dilay qof kamid ah dadka ku nool degmadaas
April 21-2021 Kooxo hubeysan ayaa gudaha degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose waxaa ay ku dileem qof…