Author: QOL Contributor
Guddoomiyaha Golaha Ammaanka Wakiilka joogtada ah ee UN-ka u jooga dalka Vietnam oo walaac ka muujiyey xaaladda Soomaaliya.
April 22-2021 Guddoomiyaha Golaha Ammaanka Q/Midoobay Wakiilka joogtada ah ee UN-ka u jooga dalka Vietnam Danjire Dang…
Kooxo hubeysan oo goor dhawayd xaafadda Albaraka ku toogtay Dr Buurane oo ahaa taqtarka Maqaarka..
April 22-2021 Waxaa Goor dhawayd magaalada Muqdisho ka dhacay Dil aad u fool xun oo loo geestay…
War qoraal ah oo ka soo baxay Puntland ee arrimaha doorashada Soomaaliya oo mar kale lagu diiday
April 22-2021 Dowladda Puntland ayaa sheegtay in aysan aqoonsanayn tallaabadii Baarlamaanka Soomaaliya muddada ugu kordhiyay hay’adaha federaalka….
Gaar walxaha Qarxa laga soo buuxiyay oo lala beegsaday hotel kuwa Raaxada ah oo ku yaalla dalka Pakistaan
April 22-2021 Gaar walxaha qarxa laga soo buuxiyay oo lala beegsaday hotel kuwa raaxada ah oo ku…
Madasha Badbaado Qaran oo qoraal u dirtay Golaha Ammaanka iyo Nabad-galyada Midowga Afrika
April 22-2021 Madasha Badbaado Qaran ayaa qoraal u dirtay Golaha Ammaanka iyo Nabad-galyada Midowga Afrika oo maanta…
Kooxo hubeysan oo goor dhawayd dilay Cabdiraxmaan Kamaal oo ka mid ahaa Golaha deegaanka degmada Warsheekh
April 21-2021 Wararka ka imaanaya caawa Degmada Wadajir ayaa sheegaya in goor dhawayd Kooxo ku hubeysan Bastoolado…
Magacyada Dhalinyaradii manta lagu Xasuuqay Hoobiyeyaashii lagu weerarray Madaxtooyada Soomaaliya
April 21-2021 Hoobiyeyaal maanta lagu weerarray Madaxtooyada Soomaaliya ayaa waxaa ku dhintay saddex dhalinyaro ah oo deganaa…
Madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin oo ku Hanjabay in uu jawaab siin Doono Reer Galbeedka..
April 21-2021 Madaxweynaha dalka Ruushka, Vladimir Putin, ayaa waxa uu ka digay inuu si degdeg ah oo…
Gudoomiyaha Juventus, Andrea Agnelli, oo ka mid ahaa raggii soo hindisay tartanka goonnida ah ee European Super Luague
April 21-2021 Gudoomiyaha kooxda kubadda cagta ee ka dhisan waddanka Talyaaniga ee Juventus, Andrea Agnelli, oo ka…
Golaha Hoggaaminta Habargidir oo eedeyn kala dul dhacday Dowlada waqtigeeda dhamaaday, kuna eedaysay fara galin beesha dhexdeeda ah..
April 20-2021 War-saxaafadeed ka soo baxay Golaha Hoggaaminta beelaha Habargidir ayaa lagu sheegay in madaxda waqtigu ka…
Angola oo Soomaaliya u soo magacaawday Nin isku haya sadax Xil sida Safiirka Angola ee Kenya iyo Wakiilka Angola u qaabilsan xafiisyada QM ee Kenya..
April 20-2021 Madaxweynaha Dalka Angola João Lourenço, ayaa Soomaaliya u soo magacaabay Safiir cusub, kaasi oo lagu…
Garoonkii Magaalada B/weyne oo u xirmay Roobab iyo daadad ka da’ay Deegaankaas.
April 20-2021 Roobabku meelaha ay ka curteen waxaa ka mid ah magaada Baladweyne ee xaruunta gobalka Hiiraan,…