Author: QOL Contributor
Roobab mahiiggaan ah oo saacadihii la soo dhaafay ka da’ay inta badan degaannada Gobolka Nugaal
April 23-2021 Roobab mahiiggaan ah, ayaa saacadihii la soo dhaafay ka da’ay inta badan degaannada Gobolka Nugaal,…
Taliyaha AFRICOM oo u sheegay golaha Senete-ka Mareykanka in Halis ka Badan al-shabaab ay keentay Dowlada Somaliya.
April 23-2021 Taliyaha Milatariga Mareykanka ee taliska AFRICOM General Steph Townsend ayaa u sheegay golaha Senete-ka Mareykanka…
Maraykanka oo taageeray cambaareyntii golaha amniga Midowga Afrika u jeediyey muddo kororsiga madaxda Somalia.
April 22-2021 Maraykanka ayaa taageeray cambaareyntii uu golaha nabada iyo amniga Midowga Afrika u jeediyey muddo kororsiga…
Gantaal lagu beegsaneysay diyaarad oo ku dhici gaaray xarunta nuclear-ka Israaiil oo laga riday Suuriya
April 22-2021 Gantaal lidka diyaaradaha ah oo ay leedahay Suuriya ayaa ku qarxay koonfurta Israa’iil, wuxuuna 30km…
Maxkamad ku taalla Spain oo la soo taagay Nin u dhashay dalkaas oo lagu eedeeyey inuu dilay hooyadiis, meydkeeda jarjaray
April 22-2021 Maxkamad ku taalla Spain ayaa la soo taagay Nin u dhashay dalkaas oo lagu eedeeyey…
Ra’iisul Wasaare Rooble oo caawa guddoomiyay shirka amniga Caasimadda iyo hay’adaha ammaanka
April 22-2021 Waxaa Caawa magaalada Muqdisho ka dhacay shirkii amniga Gobolka, Waxaana ka qeyb galay Ra’iisul Wasaaraha…
Mareykanka oo baaritaan ku sameynaya dhaqamada booliiska magaalada Minneapolis, kadib dilal soo lab laabtay.
April 22, 2021 Federaalka Mareykanka ayaa baaritaan ku sameynaya dhaqamada booliiska magaalada Minneapolis, maalin kaddib markii mid…
Wasiirada Amniga , Gaadiidka iyo Taliyaha laanta Socdaalka oo ka hadlay Wixii ka dhacay Garoonka Diyaaradaha kulan degdeg ah ka yeeshey
April 22, 2021 Wasiirada Amniga iyo Gaadiidka oo ay weheliyaan madaxda hay’adaha ka howlgala Garoonka Diyaaradaha Aadan…
Golaha Amniga Midowga Afrika oo cambaareeyay qaraarkii Golaha Shacabka ee muddo kordhinta
. April 22, 2021 Golaha Nabadda iyo Amniga Midowga Afrika ayaa cambaareeyey go’aankii uu Golaha Shacabka Soomaaliya…
Haweeneey 90 sano jir ah oo laga dhacay lacag gaaraysa HK250 milyan oo lacagta Hong kong ah una dhiganta $32m oo dollar.
April 22, 2021 Haweeneey 90 sano jir ah oo ka soo jeeda Hong Kong ayaa laga dhacay…
Sudan oo si kulul oo Hanjabaad ku jirto ula hadashay Itoobiya
April 22, 2021 Suudaan waxay dhexda u gashay khilaaf muddo toban sano ah u dhaxeeyay Itoobiya iyo…
Madaxweyne Joe Biden oo la filayaa inuu si rasmi ah “xasuuq” ugu aqoonsado dil ay Boqortooyadii Cusmaaniyiinta ugu gaysteen dad Armenian ah
April 22, 2021 Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa la filayaa inuu si rasmi ah “xasuuq” ugu aqoonsado…