Author: QOL Contributor
Dowladda UK oo taageertay go’aanka Golaha Midowga Afrika ku diiday mudda kordhinta hay’adaha dowladda Federaalka Soomaaliya.
April 23-2021 Dowladda Ingiriiska ayaa taageertay go’aanka Golaha Amniga iyo Nabadda Midowga Afrika ku cambaareeyay mudda kordhinta hay’adaha…
100 qof oo ku dhintay badda Mediterranean ka dib markii ay degtay doon yar oo siday dad muhaajiriin ah
April 23-2021 Ugu yaraan 100 qof ayaa ku dhintay badda Mediterranean ka dib markii ay degtay doon…
“ Haddii oksijiin la waayo, dad badan ayaa dhimanaya sida kalluunku uu u dhinto marka biyaha laga soo saaro
April 23-2021 Dad badan ayaa dhintay intii ay sugayeen in oksijiin lala soo gaaro, halka in ka…
Taliyaha Qeybta 60aad oo Boqday askar Tababar Miino Baaris ah uga socto Xerada Tababarka UK
April 23-2021 Wararka ka imanaya magaalada baydhabo ayaa sheegaya in Taliyaha Qeybta 60aad Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed…
Dilalkii al-shabaab Bisha Ramadaan ka geysan jireen magaalada Muqdisho oo aad u yaraaday
April 23-2021 Magaalada Muqdisho waxaa maalmihii la soo dhaafay laga dareemayay Deganaashi dhinaca dilalka al-shabaab ay ka…
Maxkamadda ciidamada Puntland oo dil togasho ah ku xukuntay Tiro Al-shabaab ah oo Dilal ka gestay Galkacyo
April 23-2021 Wararka ka imaanaya magaalada Galkacyo dhinaca Puntland ayaa sheegaya in halkaas lagu Xukumay Rag ka…
Wax ka baro Lix hoggaamiye Afrikaan ah oo xilka ka dhaxlay aabbeyaashood oo mudo Xilka hayay
April 23-2021 Ma aha wax cusub in la dhaxlo xukunka amaba xil siyaasadeed iyadoo ay taasi ku…
Jaamacadda Carabta oo ka dhawaajisay inay walaac xoog leh ka qabto Xaaladda Somali
April 23-2021 Jaamacadda Carabta ayaa ka dhawaajisay inay walaac xoog leh ka qabto Xaaladda Soomaaliya iyo khilaafka…
Golaha Amniga iyo Nabadda Midowha Afrika oo AMISOM amray in ay ka hor tagaan dagaal ka dhaca magaalada Muqdisho
April 23-2021 War murtiyeedka Golaha Amniga iyo Nabadda Midowha Afrika ayaa looga codsaday AMISOM inay la socoto…
Cabdiraxmaan Caynte “Kalitaliye Mohamed Abdullahi Farmaajo muddo toddobaad gudihiis ah wuxuu ku dhacay bohoshii ugu weyneyd
April 23-2021 Wasiirkii hore ee qorsheynta Soomaaliya Cabdiraxmaan Caynte ayaa sheegay in madaxweyne Farmaajo uu toddobaadkan ku…
Dowladda Jabuuti oo iska fogaysay eedayntii shalay ka timid Dubbe
April 23-2021 Saacado kadib markii Dowlada Waqtigeeda dhamaaday ay eedayn kala dul dhacday Dowladda Jabuuti ayaa waxaa…
Madaxda Africa iyo Caalamka oo ku sii qulqulaya Dalka Chad si ay uga qeyb galaan aaska Madaxweynihii hore Dalkaasi
April 23-2021 Wararka ka imaanaya Dalka Chad ayaa sheegaya Hogaamiyaasha Africa iyo kuwa Caalamka ay kusii…