Author: Ali

. Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho, Soomaaliya __________________________________________
Posted in WARARKA MAANTA

Faarax Xaashi oo dowladda Imaaraadka ku ganaaxday in uu bixiyo 46,000 oo doollar

Muqdisho | QOL | August 9, 2018 – Qoyska nin Britain u dhashay oo dalxiise ahaa ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Eng.Yarisow “Waxaan bogaadinayaa dhabar adayggii aqoonyahannada Soomaaliyeed ay ku samata bixiyeen waxbarashada dalka.”

Muqdisho | QOL | Ogoosto 08, 2018 — Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha Aamin Ambulance oo ka digay in ay joojiyaan hawlahooda

Muqdisho | QOL | August 8, 2018 | Soomaaliya –  Guddoomiyaha hay’adda Aamin Amblance, Dr. Cabdiqaadir Cabdiraxmaan…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisal wasaare Kheyre oo Dalka dib ugu soo laabtay

Muqdisho | QOL | August 8, 2018 – Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre iyo…

Posted in WARARKA MAANTA

Kumanaan Qaxooti Soomaali ah oo laga daadgureeyay dalka Yeman

Muqdisho | QOL | August 8, 2018 – U qeybsanaha Qaraamada Midoobay ee Arrimaha Qaxootiiyada Aduunka ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

R/wasaare kuxigeenka Dalka oo ka qeyb galay Munaasabad uu xilka kula wareegay Wasiirka cusub ee Waxbarashada

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka, Madaxda iyo howlwadeenada Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya ayaa ka qeyb galay Munaasabad uu…

Posted in WARARKA MAANTA

Qaraxyo Goordhow Ka Dhacay Muqdisho

Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxa ay kasoo baxayaan Qaraxyo ka dhacay Suuqa Xoolaha gaar ahaan Agagaarka Sos,…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaare Khayre Iyo Madaxweyne Al-Bashiir Oo Ka Wada Hadlay Amniga, Kobaca Dhaqaalaha Iyo Maal-gaashiga

Khartuum, August 7, 2018 – Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre iyo madaxweynaha Suudaan Cumar…

Posted in NEWS in ENGLISH WARARKA MAANTA

Somali Prime Minister meets Sudanese President, discuss bilateral relations

Khartoum, August 7, 2018 – Somali Prime Minister H. E. Hassan Ali Khaire on Tuesday met with the…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ka qey galay Munaasabad tababar loogu soo xirayey Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka

Muqdisho | QOL | August 7, 2018 – Gudoomiyaha Golaha Shacabka soomaaliya Ayaa maanta Magaalada Muqdisho Kaga…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynihii hore ee DDSI Cabdi Iley oo Addis Ababa loo qaaday

Muqdisho | QOL | August 7, 2018 – Ciidamada Milatariga Federalka Ethopia ayaa Diyaarad Noocaca Qumaatiga u…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Khartuum Kula Kulmay Jaaliyadda Iyo Ardayda Soomaaliyeed Ee Dalka Suudaan

Khartuum, August 7, 2018 – Ra’iisul Wasaaraha xukummadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre ayaa ardayda…