Author: Ali

. Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho, Soomaaliya __________________________________________
Posted in WARARKA MAANTA

Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka BJFS oo dhaariyay Xubno cusub oo ka mid noqonaya Golaha Wasiirada XFS+Sawirro

Guddiga joogtada ee golaha shacabka BJFS ayaa maanta dhaariyay xubno cusub oo ka mid noqonaya golaha wasiirada…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiye Eng. Yarisow “Musuq-maasuqa waa in la dagaallankiisa meel looga soo wada jeestaa”

Muqdisho, Ogoosto 07, 2018 –  Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) oo ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha Maxkamada sare ee dalka,Xeer ilaaliyaha Guud iyo Taliayah Ciidanka Asluubta oo kormeeray Xarunta Taliska Guud ee Ciidanka Asluubta

Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka, Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliya ayaa maanta…

Posted in WARARKA MAANTA

Maamulka Gobolka Banaadir oo soo gaba-gabeeyey latashiyada ku saabsan siyaasadda barakacayaasha

Muqdisho, Ogoosto 05, 2018 — Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) oo ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaare Khayre Iyo Wafdi Uu Hogaaminayo Oo lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Khartuum

Khartuum, August 5, 2018 – Ra’iisul wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya oo la kulmay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye iyo Mas’uuliyiin ka tirsan Rugta Ganacsiga Soomaaliya…

Posted in WARARKA MAANTA

War Deg-deg ah – Qarax goor dhow ka dhacay magaalada Muqdisho

War Deg-deg ah; Qarax xoog leh ayaa goor dhow ka dhacay magaalada Muqdisho iyadoo dhowaaqa qaraxana laga…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Warfaafinta XFS oo sheegay in ciidamada Amniga ay dileen raggii ka danbeeyay dilkii Maxamed Maxamuud Sheikh Cali

Muqdisho | QOL | August 5, 2018 Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Mudane Daahir Maxamuud Geelle ayaa sheegay in…

Posted in WARARKA MAANTA

Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha Dalka Oo Beeraleyda Ku Dhiirri Geliyay Kordhinta Tacabka Beeraha

Muqdisho | QOL | August 5, 2018 – Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka xukuummadda federaalka Soomaaliya…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul wasaaraha XFS oo Wasiirro cusub Magacaabay

Muqdisho | QOL | August 5, 2018  Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane; Xasan Cali Kheyre, ayaa Magacaabay…

Posted in WARARKA MAANTA

Shirkii Khamiislaha ahaa ee Golaha Wasiirada Federaalka oo ka furmay Garoowe

Garoowe | August 3, 2018 – Shirka golaha wasiirada dowlada federalka ayaa goordhow ka furmay magaalada Garowe…

Posted in WARARKA MAANTA

Mayor of Mogadishu: “Mogadishu is the only African City that takes the lead with regard to Freedom of Expression”

Mogadishu, August 3, 2018 — Mayor of Mogadishu, who is also Governor of Banadir Region, honorable Abdirahman…