Author: Bashiir Barre

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________
Posted in WARARKA MAANTA

Cabdiraxmaan C/Shakuur oo sheegay inay is difaacayaan

Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur kana mid ah Midowga Musharixiinta ayaa sheegay in xalay Ciidamo farabadan oo ka tirsan…

Posted in WARARKA MAANTA

Waa sidee xaalada Muqdisho kadib dagaaladii ka dhacay?

Magaalada Muqdisho waxaa shalay ilaa xalay ka dhacay iska hor imaadyo hubaysan oo u dhexeeya ciidamada dawladda…

Posted in WARARKA MAANTA

Wakiilkii hore ee Midowga ee Soomaaliya oo geeriyooday

Bayaan kasoo baxay howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa waxaa lagu shaaciyay in uu geeriyooday Danjire Boubacar…

Posted in WARARKA MAANTA

SAWIRO:-Banaanbax looga soo horjeedo Farmaajo oo ka bilaawday Isgoyska Fagax

Banaanbaxa oo ay dhigayeen qaar kamid ah dadka Shacabka ah ayaa waxaa uu ka dhigay Isgoyska Fagax…

Posted in WARARKA MAANTA

Museveni oo dallacsiiyey Saraakiil uu ka mid yahay Taliye ka hawlgalay Somalia

Madaxweynaha dalka Uganda, ahna Taliyaha Guud ee Ciiddamadda dalkaasi, Yoweeri Kaguta Museveni waxa uu darajooyinka u kordhiyey…

Posted in WARARKA MAANTA

Markab Shidaal oo la duqeeyey

Diyaarad nooca aan Duuliyaha Lahayn ee Drone ayaa la sheegay inay duqeysay Markab nooca shidaalka qaada (Tanker)…

Posted in WARARKA MAANTA

” Waxaa Nasiib darro ah in dano doorashada ku siman loo ijaafeeyo walaalaheen Jabuuti” Wasiir Casnhuur

Wasiirkii hore ee Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Xukuumadii Xasan Cali Kheyre ayaa Madaxda muddo xileedkeeda uu dhamaaday…

Posted in WARARKA MAANTA

Biden oo Xasuuq u Aqqoonsaday Dil ay Cusmaaniyiintu Gaysteen

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa Sabtida maanta ah xasuuq u aqqoonsaday dilalkii badnaa ee xilligii Dagaalkii Koowaad…

Posted in WARARKA MAANTA

Pakistan oo xayiraad safar kusoo rogtay Dalal Soomaaliya ay kamid tahay.

Hay’adda Duulista Rayidka ee Dalka Pakistan ayaa maanta oo sabti ku dhawaaqday in ay xayiraad safar kusoo…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxaa ka jira in madaxweyne Farmaajo shirkada LFA Holdings lacag ku siiyay sidii uu ku tagi lahaa Aqalka Cad?

Sida lagu daabacay bogga afka dheer ee lagu magacaabo Foreignlobby.com, Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaadey ee Soomaaliya Maxamed…

Posted in WARARKA MAANTA

Akhriso:- Sida ay u dhacday Maxkamadeynta rag loo heysto dilka Guddoomiyihii degmada Hodan

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa waxaa Maanta ay bilaawday dhageysiga kiiska dilka ahaa ee horaantii…

Posted in WARARKA MAANTA

Galmudug oo Ciidamo geysay Koonfurta Gobolka Mudug & dhaq dhaqaaqyo ka socda

Maamulka Galmudug ayaa Ciidamo farabadan oo aad u hubeysan kana tirsan kuwa Daraawiishta waxaa ay geeyeen degaano…