Author: Bashiir Barre

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________
Posted in WARARKA MAANTA

Sudan oo u hanjabtay Dowladda Itoobiya

Wasiirka Biyaha iyo Waraabka ee dalka Sudan, Prof. Yaasir Cabaas ayaa sheegay inay qaadi doonaan Tallaabo Sharci…

Posted in WARARKA MAANTA

Biden iyo Erdoğan oo markii ugu horeysay kulmaya

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden iyo Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa war kasoo baxay Xukuumada Washington lagu…

Posted in WARARKA MAANTA

Midowga Yurub oo dhaqaalo siinaya dalal ay kujirto Soomaaliya

Iyadoo ay sii kordheyso Baahida Gargaarka Samafalka ee Geeska Africa ayaa waxay Guddiga Midowga Europe ku dhawaaqeen…

Posted in WARARKA MAANTA

Maamulka Magaalada Beledweyne oo digiin u diray Hay’adaha Samafalka

Gudoomiyaha Maamulka degmada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan  Cismaan Dhicisow Dhuubow ayaa  digiin Culus waxaa uu  u diray…

Posted in WARARKA MAANTA

Diyaarad Milliteri oo ku burburtay dalka Zimbabwe

Diyaarad Helikopter oo ay Ciiddanka Zimbabwe leeyihiin ayaa ku burburtay meel ku dhow caasimadda dalkaasi ee Harare….

Posted in WARARKA MAANTA

Muwadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika

Kooxo Burcad Koonfur Afrrikan ah ayaa waxaa ay dileen Muwaadin Soomaaliyeed oo kamid ahaa Soomaalida Ganacsi ahaan…

Posted in WARARKA MAANTA

Degmada Xamar Jajab oo loo magacaabay guddoomiye

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaaladda Muqdisho Cumar Maxamed Maxamuud Cumar Finish ayaa Mucaawiye Axmed Muudey, u…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Deni oo Magacaabis sameeyay

Madaxweynaha maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr.16 oo uu ku magacaabay…

Posted in WARARKA MAANTA

Koox hubeysan oo qabsatay deegaano ka mid ah Itoobiya

Koox hubeysan ayaa la wareegtay gacan ku haynta degmo ku taalla waqooyiga bari ee dalka Ethiopia, ayaga…

Posted in WARARKA MAANTA

Puntland oo gacanta ku dhigtay Hub iyo dadkii watay

Howlgal ay si wada jir ah u fuliyeen ciidamada Booliska Gobalka Bari ka howlgala ayaa waxay ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Shaqaaqo ka dhacday Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde

Shaqaaqada oo dhalisay gacan-ka-hadal  ayaa waxaa ay dhex-martay Ciidamo ka tirsan Nabadsugidda Soomaaliya iyo Shaqaalaha Hay’adda Socdaalka,…

Posted in WARARKA MAANTA

Dhaqtar Caan ah oo lagu dilay Magaalada Muqdisho

Kooxo hubeysan ayaa Barqanimadii maanta waxaa ay Xaafada Albaraka ee degmada Hodan ku dileen Dr Xasan Cismaan…