Author: Bashiir Barre
DFS oo ku dhawaaqday inay baareyso weerarkii Xalane
Muqdisho, 10da Maarso, 2021:Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay weerar hoobiyaal ah oo lagu tuuray…
Maxay ka wada hadleen RW Suudaan & Dhaxal-sugaha Sacuudiga
Muqdisho, 10da Maarso, 2021:Ra’isul-wasaare Abdalla Hamdouk waxa uu booqasho 2 maalmood ah ku tegay dalka Sacuudiga, isagoo…
Shir Xasaasi ah Oo Muqdisho Ka Furmay
Muqdisho, 10da Maarso, 2021:Hay’adaha u xilsaaran Dib-u-eegista Dastuurka ayaa maanta muqdisho uga furmay kulan ku saabsan turxaanbixinta…
Maxaa keenay in Deni uu Shaqada ka joojiyo Guddoomiyaha Magaalada Boosaaso?
Muqdisho, 10da Maarso, 2021:Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr 09 ee 9-ka…
Aqalka Wakiillada oo mar kale ansixinaya xirmada dhaqaale ee Biden
Muqdisho, 10da Maarso, 2021:Aqalka Wakiillada Mareykanka ayaa lagu wadaa in maanta oo Arbaca ah uu ansixiyo, xirmo…
QM oo ka hadashay hoobiyeyaashii lagu weeraray Xalane
Muqdisho, 8da Maarso, 2021:Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, ayaa…
ICJ oo shaacisay jadwalka Dhageysiga dacwada Soomaaliya iyo Kenya
Muqdisho, 10da Maarso, 2021:-Maxkamada Cadaallada Aduunk ICJ ayaa soo saartay jadwalka dhageysiga dacwada badda Soomaaliya ee ay…
Duqa Boosaaso oo shaqo joojin lagu sameeyay
Muqdisho, 10da Maarso, 2021:-Madaxweynaha maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr 09…
Qalalaasaha Ethiopia meesha ma kasaari karaa Rejada MW Farmaajo ee xilli-madaxeedka 2aad?
Muqdisho, 8da Maarso, 2021:Faragelinta & Saameynta xun ee dowladaha derisku ku yeeshaan doorshooyinka Soomaaliya waa qeybta ugu…
Muuse Biixi muxuu ka yiri xaaladda “Cakiran” ee doorashooyinka Soomaaliya.
Muqdisho, 8da Maarso, 2021:Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo maanta jeedinayay khudbad sanadeedka dastuuriga ee Baarlamaanka ayaa…
Maxay tahay digniinta ku socoto Shacabka Caasimada oo uu ku dhawaaqay gudoomiye Filish?
Muqdisho, 8da Maarso, 2021:Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamed Maxamuud (Filish) ayaa shir…
Hoggaamiyaha xisbiga Wadajir” Hal bil ayuu sharci daro ku jooggaa Madaxtooyada Farmaajo”
Muqdisho, 8da Maarso, 2021:Hoggaamiyaha xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha uu dhamaaday Muddo xileedkiisa…