Author: Bashiir Barre
Madaxweynaha Masar oo booqasho deg deg ah ku tagaya Dalka Suudaan
Muqdisho, 6da Maarso, 2021:-Madaxweyne C/Fataax Al-sisi waxa uu maanta booqan doonaa caasimadda dalka Sudan ee Khartoum, isagoo…
Deni oo ku dhawaaqay inay ka jawaabayaan weerarkii Xabsiga Boosaaso
Muqdisho, 6da Maarso, 2021:-Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa ka hadkay weerarkii Xabsiga Dhexe ee…
Muxuu Madaxweynaha Puntland ka hadli doonaa Maant?
Muqdisho, 6da Maarso, 2021:-Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa goordhow Warbaahinta kula hadli doona Magaalada…
laamaha Amniga dowlad degaanka oo ka hadlay dilka qof Shacab ah
Muqdisho, 6da Maarso, 2021:-Ciidamo ka tirsan kuwa Amniga ee Maamulka Magaalada Godey ayaanrasaas ku furay Goob ay…
QM oo cambaareeysay qarixii ka dhacay Magaalada Muqdisho
Muqdisho, 6da Maarso, 2021:-Qaramada Midoobay ayaa si adag u cambaareeysay qarixii geystay khasaaraha dhimasho iyo midka dhaawac…
Wada-hadalka guuldareystay ma saameyn karaa isu-soobaxa Sabtida ee 6-da Maarso 2021?
Muqdisho, 5da Maarso, 2021:-Wadahadalka Xukuumadda Xil-gaarsiinta & Midowga Musharixiinta oo soo bilawday 25-kii Febaraayo 2021 ayaa saddex…
Midowga Musharaxiinta oo soo bandhigay Afartii qodob ee ay hordhigeen Ra’iisul wasaare Rooble
Muqdisho, 5da Maarso, 2021:-Hoggaamiyaha xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa shaaciyay qodobadii ay hor dhigeen Ra’iisul wasaaraha…
11 qof oo ku geeriyootay Diyaarad ku burburtay Turkiga
Muqdisho, 5da Maarso, 2021:-Diyaarad Helikopter oo ay Milliteriga dalkaasi lahaayeen ayaa ku burburtay meel ku dhow Tuulladda…
Eritea oo lagu eedeeyay in ay xasuuq ka geysatay gobolka Tigray
Muqdisho, 5da Maarso, 2021:-Hay’adda xuquuqda aadanaha u doodda ee Human Rights Watch ayaa sheegtay inay heshay caddeymo…
Xukuumadda xil gaarsiinta oo ka hadashay fashilka ku yimid shirkii kala dhaxeeyay Musharaxiinta
Muqdisho, 5da Maarso, 2021:-Ra’iisul wasaaraha Xil gaarsiinta Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka hadlay sababtii keentay in…
K/Koofureed & Midowga Yurub oo kawada hadlay Nabadgalyada Biyaha Soomaaliya.
Muqdisho, 3da Maarso, 2021:-Wasiirka Difaaca Kuuriyada Koofureed Suh Wook & Danjiraha Midowga Yurub ee Dalkaas Maria Castillo Fernandez ayaa maanta oo Arbaco ah kulan…
Itoobiya oo Mareykanka kula talisay ‘inuusan faragalin’ arrimaheeda gudaha!
Muqdisho, 3da Maarso, 2021:-Dowladda Faderaalka ah ee Itoobiya ayaa kula talisay Mareykanka inuu joojiyo faragelinta arrimaha gudaha…