Author: Bashiir Barre

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________
Posted in WARARKA MAANTA

Shir u socda Ra’iisul Wasaare Rooble & Midowga Musharixinta

Muqdisho, 1da Maarso, 2021:Hotelka Decale oo ku yaal garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu…

Posted in WARARKA MAANTA

Duqa Muqdisho oo soo saaray Amar deg deg ah oo ku socda Shacabka

Muqdisho, 1da Maarso, 2021:Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta…

Posted in WARARKA MAANTA

Muuse Biixi oo amray in Xukuumadda bixiso qeyb kamid ah lacagta musharixiinta Golaha Wakiilada

Muqdisho, 1da Maarso, 2021:Madaxweynaha  Somaliland, Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WHM/240-718/03202 ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Muhaajiriin laga soo badbaadiyay xeebaha Liibiya

Muqdisho, 1da Maarso, 2021:Ku dhawaad 100 qof oo muhaajiriin ahaa ayaa laga soo badbaadiyay xeebaha dalka Liibiya…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiiro isku-casilay jebinta Awaamiirta COVID 19

Muqdisho, 1da Maarso, 2021:Laba Wasiir oo ka tirsan Xukuumadda dalka Urdun (Jordan) ayaa ku dhawaaqay inay iska…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiir Fowsiya oo ku baaqday in xayiraad lagu soo rogo dalka

Muqdisho, 1da Maarso, 2021:Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda xil-garsiinta Marwo Fowsiya Abiikar Nuur ayaa walaac xoogan ka muujisay…

Posted in WARARKA MAANTA

Taliyaha Ciidamada xoogga dalka oo gaaray Beledweyne

Muqdisho, 1da Maarso, 2021:Magaalada Beledwyene ee Xarunta Gobolka Hiiraan waxaa gaaray wafdi saraakiil ah oo uu hoggaaminayo…

Posted in WARARKA MAANTA

Saldhigyo ay ku sugan yihiin Ciidamo Kenyan ah oo la weeraray

Muqdisho, 1da Maarso, 2021:Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa la sheegay in ay weerareen Saldhigyada  Ciidamada…

Posted in WARARKA MAANTA

Uganda oo Ciidamo howlgab ah u soo direysa Soomaaliya

Muqdisho, 1da Maarso, 2021:Dowladda Uganda ayaa waxaa la sheegay in ay dhawaan Soomaaliya u soo direyso 1,000-Askari…

Posted in WARARKA MAANTA

Cumar Cabdirashiid oo sheegay in dalku marayo meeshii ugu xumeyd kuna Eedeeyay Farmaajo

Muqdisho, 1da Maarso, 2021:Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Sanoter Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa ka hadlay xaalada…

Posted in WARARKA MAANTA

RW Rooble oo markale la kulmaya Midowga Musharixiinta

Muqdisho, 1da Maarso, 2021:Ra’iisul Wasaaraha xilka siihaya ee Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxaa la filayaa in Maanta…

Posted in WARARKA MAANTA

Ilhan Cumar oo ku baaqday in cunoqabatayn lagu soo rogo Dhaxalsugaha Sacudi Carabiya

Ilhaan Cumar oo ka tirsan xildhibaannada Aqalka Kongreeska (Congress) dalka Mareykanka ayaa ku baaqday in Maraykanku ay…