Author: Bashiir Barre
Maxkamadda Ciidamada Puntland oo xukun ku riday Wariye Kilwa
Muqdisho, 3da Maarso, 2021:-Maxkamadda Ciidamada qalabka-sida ee dowlad Goboleedka Puntland ayaa Maanta oo Arbaco ah waxaa ay…
Dagaal khasaaro geystay oo dhex-maray Itoobiya & Suudaan
Muqdisho, 3da Maarso, 2021:-Ciidamo Itoobiyaan ah iyo maleeshiyaad ayaa la laayay kadib markii uu dagaal ku dhexmaray…
Ciidamada Daraawiishta Jubbaland oo howlgal qorsheysan fuliyay
Muqdisho, 3da Maarso, 2021:-Ciidamada Daraawiishta dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa howgallo qorsheysan oo ka dhan aa Ururka Al-Shabaab…
Xasan Sheekh oo dowladda uga digay in la carqaladeeyo banaanbaxa
Muqdisho, 3da Maarso, 2021:-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay inay muhiim tahay in la…
Weerar dad lagu dilay oo ka dhacay Gobolka Galgaduud
Muqdisho, 3da Maarso, 2021:-Maleeshiyaad hubeysan ayaa waxaa la sheegay in ay gaari ku rasaaseeyeen degaanka Mirocowleed oo…
Xukuumadda & Ganacsatada Muqdisho oo guddi u saaray xakameynta COVID-19
Muqdisho, 3da Maarso, 2021:-Ra’iisul Wasaaraha xukumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble oo kulan la qaatay ganacsatada Soomaaliyeed ayaa…
Waa maxay ujeedka Shirka uu MW Farmaajo isugu yeeray Madax Goboleedyada?
Muqdisho, 2da Maarso, 2021:-Madaxweynaha DFS ee muddo xileedkiisu dhammaaday 8-dii Febaraayo 2021 Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqad…
Dr Fuje: “Dalka waxaa lagu soo galaa Warqado been abuur ah oo muujinaya in qofka uu ka caafimaad qabo Covid-19”.
Muqdisho, 2da Maarso, 2021:-Dr Maxamed Maxamuud Fuje oo ah Tala bixiyaha Caafimaadka Covid-19 ee Xukuumadda Federaalka ayaa…
Booliska Kenya oo toogasho ka geystay duleedka Nairobi
Muqdisho, 2da Maarso, 2021:-Ciidamada Dambi baareyaasha ee Booliska Kenya ayaa waxaa ay toogasho ku dileen Nin la…
Tirada duqeymaha uu Maamulkii Trump ka fuliyay Soomaaliya oo la shaaciyay
Muqdisho, 2da Maarso, 2021:-Hay’ad fadhigeedu yahay dalka Biritan oo diiwaangelisa dadka rayidka ah ee ku waxyeellooba colaadaha…
Millatariga Itoobiya oo xiray Weriye
Muqdisho, 2da Maarso, 2021:-Milatariga dalka Itoobiya ayaa xabsiga u taxaabay weriya ka tirsan BBC-da oo ku sugnaa…
Deni oo shaaciyay waxa uu salka ku haayo khilaafka dowladda & Puntland
Muqdisho, 2da Maarso, 2021:-Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntlan d Saciid Cabdullaahi deni ayaa faah faahin ka bixiyay waxyaabaha…