Author: Bashiir Barre

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________
Posted in WARARKA MAANTA

Deni oo ka hadlay kiiska Wariye Kilwa sheegayna in la Maxkamadeeynayo

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa markii ugu horeeysay waxaa uu ka hadlay kiiska Wariye…

Posted in WARARKA MAANTA

Dhulalka lambarkoodu yahay 30 & 31 ee degmada Hodon kama mid ah Dhulka Dugsi sare Xamar ee lambarkiisu yahay 32!

Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa 15-Dec-2020 ayaa soosaartay Amar fulin xooggan  oo loogu madax-banneynayo Milkiyadda iyo ku dhaqanka  dhulka Lambarkiisu…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxkamad ku taal Britain oo xukun ku ridey Muwaadin Soomali ah oo diley xaaskiisa

Maxkamad ku taal dalka Ingiriiska ayaa xabsi daa’in ku xukunta Xuseen Yuusuf Cigaal oo 66 sano jir…

Posted in WARARKA MAANTA

Turkiga oo ku riixaya Soomaaliya iyo Kenya inay ka wada hadlaan Kiiska Badda

Dowladda Turkiga ayaa ka shaqeyneysa sidii uu u dhex dhexaadin lahaa Soomaaliya iyo Kenya si ay uga…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Dowladda & kuwa AMISOM oo howlgal kula wareegay Saldhigyo ay ku sugnaayeen Al-Shabaab

Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa soo saaray warbixin la xiriirta howlgalladii ugu dambeeyay ee Ciidamada AMISOM…

Posted in WARARKA MAANTA

Dil ka dhacay Magaalada Beledweyne & faah faahin kasoo baxeysa

Kooxo hubeysan ayaa waxaa ay Maanta xaafada Howl-wadaag ee magaalada Beledweyne  la sheegay  ku dileen Askari ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Sweden oo soo dhaweeysay heshiiskii dowladda & Midowga Musharixinta

Dowladda  Sweden oo kamid ah dowladaha taageeraada siiya Soomaaliya ayaa soo dhaweysay hehsiiskii habeen ka hor Magaalada…

Posted in WARARKA MAANTA

Mareykanka oo cunaqabateyn kusoo rogay mas’uuliyiin ka tirsan boqortooyada Sucuudiga

Dowladda Mareykanka ayaa shaaca ka qaaday inay cunaqabateyn kusoo roogtay tiro kamid ah mas’uuliyiinta boqortooyada Sucuudiga kadib…

Posted in WARARKA MAANTA

Taangiga Turkiga oo Burburinaya Dimuqaraaddiyadda Soomaaliya!

Muqdisho | QOL | February 25 2021–Labaatameeye qof ayaa ku dhimatay kuna dhaawacantay dagaal ay ciidamo daacad…

Posted in WARARKA MAANTA

DEG-DEG:-Wararkii ugu dambeeyay shirka RW Rooble & Midowga Musharixiinta

Muqdisho | QOL | February 25 2021–Gordhow ayaa waxaa la filayaa in Hotelka Decale oo ku yaal…

Posted in WARARKA MAANTA

Puntland oo sheegtay in dadkii banaanbax dhiga Maxkamad lala tiigsan doono

Muqdisho | QOL | February 25 2021–Ciidamada Booliska Iyo kuwa Madaxtooyada  Puntland ayaa Sameeyay Howlgal lagu xaqiijinayay…

Posted in WARARKA MAANTA

Weerar Khasaare Gaystay oo Afghanistan ka dhacay

Muqdisho | QOL | February 25 2021–Wararka ka imaanaya Dalka  Afghanistan ayaa sheegaya in weerar Gaari loosoo…