Author: Bashiir Barre

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________
Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Galmudug oo Kormeeray Xarunta loo Dhisayo Madaxtooyada

Mogadisho | QOL October 20|  2020—Madaxweynaha Galmudug ayaa Kormeeray Xarunta loo Dhisayo Madaxtooyada DGM. Madaxweynaha maamulka Galmudug…

Posted in WARARKA MAANTA

Wariyeyaasha Soomaaliyeed oo dhigay banaanbax ay ku dalbanayeen sii deynta Wariye Caddow

Mogadisho | QOL October 20|  2020—Warbaahinta Soomaliyeed ayaa maanta banaanbax cabasho ah dhigay kasoo ay uga soo…

Posted in WARARKA MAANTA

Trump oo ku dhawaaqay in uu Suudaan xayiraada ka qaadi doono

Mogadisho | QOL October 20|  2020—Madaxweyne Donald Trump ayaa  shaaca ka qaaday inuu damacsan yahay inuu ka…

Posted in WARARKA MAANTA

UK oo dib ugu soo celinaysa Soomaaliya wiil Soomaaliyeed

Mogadisho | QOL October 20|  2020—Wasiirka Arimaah Gudaha Dalka Ingiriiska oo la kulantay Gabar Yacquub Axmed ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Somaliland oo mamnuucday in dadka Soomaaliya ka socdaa somaliland u yimaaddaan ka qayb-galka siminaarrada

Mogadisho | QOL October 20|  2020—Xukuumadda Somaliland ayaa Mabnuucday in Dad Soomaaliya ka socdaa Somaliland u tagaan…

Posted in WARARKA MAANTA

Diplomaasiyiinta Shiinaha iyo Twain oo isu gacan qaaday

Mogadisho | QOL October 20|  2020—Diplomaasiyiin ka tirsan Dowladda Shiinaha iyo maamulka Twain ayaa isu gacan qaaday…

Posted in WARARKA MAANTA

Taliye Xijaar oo ka tacsiyadeeyey geeridii ku timid taliye kuxigeenkii Booliska Soomaaliyeed

Mogadisho | QOL October 20|  2020—Alla ha u naxriistee waxaa dalka Ingiriiska caasimaddiisa London ku geeriyooday Taliye…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Farmaajo oo ka codsaday Golaha Shacabka Ansixinta Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Rooble

Mogadisho | QOL October 20|  2020—Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku bogaadiyey Wasiirka…

Posted in WARARKA MAANTA

Akhriso:- Magacyada RW Rooble oo ku dhawaaqay Golihiisa Wasiirada

Mogadisho | QOL October 19|  2020—Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Caawa waxaa uu…

Posted in WARARKA MAANTA

Amb Gelle: “ Xurriyad ka xayuubinta muwaadinka Xeer ayaa Ummadda Soomaaliyeed uga yaalay“

Mogadisho | QOL October 19|  2020—Amb Daahir Geelle ayaa bartiisa Facebook soo dhigay qoraal ku saabsan falkii…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda oo sheegtay in howlgal lagu dilay Xubno ka tirsan Al-Shabaab

Mogadisho | QOL October 19|  2020—Ciidanka xoogga dalka Soomaliya ayaa maanta  howlgallo ka dhan kooxda Al-Shabaab  ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Muusi Biixi oo Amray in Cadaaladda la horkeeno dad kufsi & dil geystay

Mogadisho | QOL October 19|  2020—Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi oo Maanta khudbad ka jeedinayay munaasabad ay…