Author: Bashiir Barre

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________
Posted in WARARKA MAANTA

Kenya oo walaac ka muujisay in Ciidanka Mareykanka laga baxsho Soomaaliya

Mogadisho | QOL October 17|  2020—Wasaaradda Arrimaha Dibadda, Kenya ayaa sheegtay in tallaabada dowladda Mareykanka ay Ciidankeeda…

Posted in WARARKA MAANTA

Koox ka mid ah Ciidankii Shiinaha ee ku sugnaa biyaha Soomaaliya oo ka baxay

Mogadisho | QOL October 17|  2020—Kooxda howlaha badda ee Shiinaha ayaa dib ugu laabtay magaalada dekedda leh…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Amniga Islow Ducaale oo dalka dib ugu soo laabtay

Mogadisho | QOL October 15 |  2020—Sii hayaha xilka Wasiirka Amniga Xukuumada Soomaaliya ahna Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka…

Posted in WARARKA MAANTA

Qoorqoor Oo Guriceel Gaaray Iyo Soodhaweyn Loo Sameeyay

Mogadisho | QOL October 15 |  2020—Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo wafdi uu hoggaamniyo…

Posted in WARARKA MAANTA

Gudoomiyeyaashii hore ee Hiiraan iyo Cali Guudlaawe oo ku baaqay in doorashada la soo dedajiyo

Mogadisho | QOL October 15 |  2020—Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen oo mudooyinki la soo…

Posted in WARARKA MAANTA

Biriq dad ku waxyeeleysay Mudug

Mogadisho | QOL October 15 |  2020—Wararka inaga soo gaaraya gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan saacadihii la…

Posted in WARARKA MAANTA

Wafdi uu hoggaaminaayo Qoorqoor oo gaaray Guriceel

Mogadisho | QOL October 15 |  2020—Madaxweynaha maamulka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo wafdi uu hoggaamniyo…

Posted in WARARKA MAANTA

Jabuuti oo xil sare u magacowday orod-yahanka Maxamed Faarax

Mogadisho | QOL October 15 |  2020—Orodyahanka u dhashay dalka Britain balse asal ahaan Soomaali ah Mo Farah…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaaraha oo dhagax dhigay Xarunta Gurmadka degdegga

Mogadisho | QOL October 15 |  2020—Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Maxamed Xuseen Rooble ayaa dhagax-dhigay xarunta gurmadka…

Posted in WARARKA MAANTA

Maamulka K/Galbeed oo ka hadlay weerarkii Askarta lagu dilay kuna dhawaaqay howlgal

Mogadisho | QOL October 15 |  2020—Madaxweynaha  Koonfur Galbeed  Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa shir gudoomiyey shirka todobaadlaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Soomaaliya & QM oo heshiis cusub wada saxiixday

Mogadisho | QOL October 15 |  2020—Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay ayaa maanta wada saxiixday heshiis iskaashi…

Posted in WARARKA MAANTA

Erdogan oo beeniyey warar laga faafiyey dalkiisa

Mogadisho | QOL October 15 |  2020—Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan ayaa Arbacadii beeniyey wararka sheegaya in Turkey ay…