Author: Bashiir Barre
Dhimasho & dhaawac ka dhashay Gaari lagu rasaaseeyay duleedka Gaalkacyo
Howlgal qordheysnaa ayay ka sameeyeen Ciidamada daraaawiishta Koonfur Galbeed degmada Qoryooley ee Gobolka Shabeellaha Hoose, kaas oo…
Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Xasan Sheekh & Guddoomiyaha Aqalka Sare?
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa Halka uu degan yahay ku qaabilay Guddoomiyaha Golaha…
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Farmaajo oo markale ku kulmay Madaxtooyada
Madaxweynaha Xafiiska Jooga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka kulan kula qaatay Madaxweynaha…
Ciidamada Gorgor oo degaano kala wareegay Al-Shabaab
Ciidamada Xoogga dalka gaar ahaan Kumaandooska GorGor ayaa maanta la-wareegey fariisimo cusub oo ay Al-Shabaab ka go’doomin…
Xukuumadda Somalia oo Maanta Imaaraadka ku wareejisay lacagtii horay looga xayiray
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta u ambabaxay dalka Imaaraadka Carabta, si uu uga…
Golaha Wasiirada Soomaaliya oo Maanta ansixiyay xeerar dhowr ah
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta oo Khamiis ah guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirrada…
Dil ka dhacay Xaafad katirsan Muqdisho & faah faahin laga helayo
Barqanimadii Maanta ayaa Kooxo ku hubeysnaa Bustoolado waxaa Xaafad katirsan degmada Dharkeenleey ee Gobolkan Banaadir ay ku…
RW Rooble oo Midowga Afrika kala hadlay dardar gelinta Amniga
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo la kulmay ku-xigeenka Howgalka Midowga Afrika ee ATMIS Fiona…
Galmudug oo shaacisay sida laga yeelayo hadii la qabto rag uu kujiro Sheekh Shaakir
Booliska Dawlad Gobolleedka Galmudug, ayaa sheegay in sababta ay u doonayaan in la soo xiro 36 qof…
RW Rooble iyo Madaxweynaha Jubbaland oo kulan ku yeeshay Muqdisho
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxweynaha dowlad-goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam…
Soomaaliya iyo Masar oo ka wada hadlay Arrimo muhiim ah
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo maanta hoygiisa ku qaabilay safiirka dalka…
Madaxwaynaha Dowlad degaanka oo ka hadlay dhibaatada ka dhalatay shidaal yarida
Madaxwaynaha dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya Mudane Mustafe Muxumed Cagjar ayaa ku eedeeyay dhibaatada keentay Shidaal yarida ka…