Author: Bashiir Barre
laamaha Amniga oo shaaciyay khasaaraha ka dhashay qarixii degmada Balcad
Inta la xaqiijiyay saddex qof ayaa ku dhaawacmay bam-gamceed lagu weeraray maqaayad ku taalla magaalda Balcad ee…
Guddi loo saaray khasaaraha ka dhashay dagaalkii Dhuusamareeb
Iyada oo dhawaan Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ay ku dagaalameen Ciidamada dowladda & kuwa Galmudug oo…
Madaxweyne Xasan Sheekh & Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan gaar ah yeeshay
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta salaan iyo hambalyo ugu tagay madaxweynaha cusub…
Turkiga oo garab istaag u muujiyay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud
Dowladda Turkiga ayaa sheegtay inay ku faraxsan tahay in doorashada madaxtinimo ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee loo…
Shir u dhaxeeya DFS & Bangiga Adduunka oo ka furmay Nairobi
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya Drs Fowsiya Abiikar Nuur, ayaa maanta magaalada Nairobi ka furtay shir u…
Maxay QM ka tiri doorashadii uu kusoo baxay Xasan Sheekh Maxamuud?
Bahda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa ugu hambalyeysay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud doorashada loo doortay madaxwaynihii tobnaad…
Duulimaadyada Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde oo dib loo fasaxay
Maareeyaha Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magaalada Muqdisho Cabdinaasir Maxamud Gureey ayaa sheegay in dhamaan la fasaxay Duulimaadka…
Britain oo sheegtay in Madaxweynaha Cusub kala Shaqeyneyso la dagaalanka Al-Shabaab
Dowladda Ingiriiska ayaa shaacisay inay siweyn ula Shaqeyn doonto Madaxweynaha Cusub ee loo doortay Soomaaliya ee Xasan…
Daahir Maxamuud Geelle oo shaaciyay in uu ka haray tartanka Madaxweynaha
Musharax Madaxweyne Daahir Maxamuud Geelle ayaa si rasmi ah u shaaciyay in uu iska haray tartanka xilka…
Ciidanka dowladda oo dagaal kula wareegay degaanka Sangooye
Ciidamada GorGor ayaa dagaal kula wareegay Deegaanka Sangooye oo ay isku aruursanayeen xubno ka tirsan kooxda la…
Guddiga Doorashada Madaxwaynaha oo baaq u diray Musharraxiinta xilka Madaxweynaha
Guddiga isku Dhafka labada Aqal ee Baarlamaanka JFS ayaa ugu baaqay musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha in…
Ruushka oo ku fashilmay in uu la wareego magaalo muhiim ah oo Ukraine ku taal
Ukraine waxay u badan tahay inay ku guulaysatay dagaalka Kharkiv – sida laga soo xigtay Machadka Daraasaadka…