Author: Bashiir Barre
Guddiga doorashada Madaxweynaha oo maanta yeelanaya kulankii ugu dambeeyay
Guddiga doorashooyinka Xildhibaanada labada aqal ee qaban qaabada Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa lagu waddaa in saacaddaha soo…
Kulan looga hadlayay Amniga doorashada oo ka dhacay Teendhada Afisiyooni
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay kulan looga hadlaayay…
Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay xilliga hadal jeedinta Musharraxiinta xilka Madaxweynaha
Hadal jeedinta 39 ka Murashax ee xilka Madaxweynaha ee bilaaban doonta maalinta berri, waxaana ay Socon doontaa…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kormeer deg deg ah ku tegay hoolka doorashada Afisooni
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kormeer indha-indheyn ah ku tagay teendhada Afasiyooni …
Howlgalka ATMIS oo ku dhawaaqay inay Bandow kusoo rogayaan Xerada Afisiyooni & Agagaarkeeda
War kasoo baxay Howgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ee (ATMIS) ayaa waxaa lagu sheegay in , iyaga…
Beesha Caalamka” Ma jirto wax marmarsiinyo ah oo sabab u noqon karta dib u dhac kale oo doorashada ah”
Warsaxaafadeed kasoo baxay Saaxiibada Beesha caalamka ayaa lau soo dhoweeeyay ku dhawaaqista guddiga qabanqaabada baarlamaanka ee ah…
Shariif Maxamed Cabdalla Oo qaatay Shahaadada Musharaxnimada Gudoonka Golaha Shacabaka
Guddiyada doorashooyinka Guddoonada labada Aqal ee Baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Maalintii labaad oo xiriir ah…
Fariinta Musharax Xildhibaan Saadaq C/laahi Cabdi oo u taratamaya Gudoomiyaha Golaha Shacabaka
Maanta oo ay taariikhdu tahay 20ka bisha April 2022, waxaan si rasmi ah uga dhawaaqayaa inaan ahay…
Mid Kamid ah Musharaxiinta Loogu Hadal haynta Badanyahay Doorashada Gudoomiyaha BFS Oo Qaatay Shahaadad Musharaxnimadiisa.
Guddiyada doorashooyinka Guddoonada labada Aqal ee Baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Maalintii labaad oo xiriir ah…
Taliska Booliska Gobolka Bari oo digniin kasoo saaray Ciyaal weerada
Taliyaha qeybta Booliska Gobolka Bari Gaashaanle Sare Cabdulqaadir Jaamac Dirir ayaa u digay Dhalinyarada ku hubeysan tooreyda…
QM oo ka digtay musiibo kusoo fool leh dalal ay kujirto Somalia
Hay’adda Cunnada Adduunka ee WFP ayaa ka digtay in dad lagu qiyaasay 20 milyan oo qof oo…
Mid kamid ah Musharaxiinta Gudoonka Golaha Shacabka Oo Lakulmay Wakiilka QM ufadhiya somaliya
Musharax Guddoomiyaha Golaha Shacabka Shariif M Abdullahi Ayaa waxa uu Maanta la kulmay Ergayga Gaarka ah ee…