Author: Bashiir Barre

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________
Posted in WARARKA MAANTA

Shahaado siinta Xildhibaannada labada Aqal oo weli ka socota Muqdisho

Guddiga doorashooyinka Heer Federaal ayaa Maalintii 11aad Magaalada Muqdisho waxaa ay ka wadaan Shahaado siinta   Xildhibaannada dooran…

Posted in WARARKA MAANTA

Ku dhawaad 50 Ruux oo ku geeriyootay Roob ka da’ay Koonfur Afrika

Inta la xaqiijiyay 45 Ruux ayaa ku dhimatay roobab mahiigaan ah oo ka da’ay dalka Koonfur Afrika…

Posted in WARARKA MAANTA

Taliska Ciidanka xoogga oo soo bandhigay Xubin katirsan Al-Shabaab oo isku soo dhiibay

Taliska Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan qeybta 60aad ayaa Maanta Magaalada Baydhabo ee Xarunta kumeel gaarka…

Posted in WARARKA MAANTA

Musharrax Daahir Geelle” Waxaan rabnaa in aan Ciidamada ugu cudurdaarno marar badan oo la isku dayay in siyaasadaha la geliyo”

Musharrax Madaxweynaha Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle ayaa sarreeyeyaasha, saraakiisha, saraakiil xigeennada, aliflayda iyo dablayda Ciidanka Xoogga Dalka…

Posted in WARARKA MAANTA

Shahaado siinta Xildhibaannada labada Aqal oo weli ka socota Muqdisho

Guddiga doorashooyinka Heer federaal ayaa waxaa ay weli magaalada muqdisho ka wadaan Shahaado siinta xildhibaannada labada Aqal…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddiga FEIT oo shaaciyay waqtiga rasmiga ah ee la dhaarinayo Xildhibaannada

Guddiga doorashooyinka Heer Federaal ayaa ku dhawaaqay in waqtigii loo qabtay dhaarinta Xildhibaannada labada Aqal ee Shahaadooyinka…

Posted in WARARKA MAANTA

Farmaajo” Hadii aan nahay wadaniyiin mideysan waan ka adkaan laheyn Al-Shabaab”

Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Maanta khudbad ka jeediyay munaasabadda  62 sano…

Posted in WARARKA MAANTA

Badda loo xukmiyay Soomaaliya oo ay Kenya wali ka Kalluumeysaneyso

Lix bilood ayaa laga joogaa markii ay Maxkamadda Cadaalladda Adduunka xukuntay dacwadii badda ee u dhaxaysay Soomaaliya…

Posted in WARARKA MAANTA

Taliye Odawaa oo shaaciyay sababta sanadihii la soo dhaafay loo qaban waayay dabaaldaga Aas’aaska Ciidanka xoogga

Taliyaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeyo guuto Odawaa Yuusuf Raage oo khudbad ka jeedinayay munaasabad loogu dabaaldegayay…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynayaasha Galmudug & Hir-Shabeelle oo Ciidamada ugu baaqay ka hortegida weerarada Al-Shabaab

Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa ugu hambalyeeyay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo u dabaal degaya sanadguuradii…

Posted in WARARKA MAANTA

Sawiro:-Golaha Iskaashiga Dhaliyarada Soomaliyeed Oo Maanata Muqdisho Ka Daah Furay Barnaamij Caawin Bulsho

Muqdisho|QOL|07-04-2022-Golaha Iskaashiga Dhalinyarada Soomaliyeed oo ka duulaya taakuleynta dadka tabaalaysan ayaa daahfuray Barnaamijka Caawinta dadka danta yar,…

Posted in WARARKA MAANTA

Xukuumadda Soomaaliya oo $11.7 Milyan oo doolar gaarsiisay Somaliland

Raysal wasaare ku xigeenka Soomaaliya, Mahdi Guuleed, ayaa qoraal uu bartiisa Twitter-ka soo dhigay ku sheegay in…