Author: Bashiir Barre

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________
Posted in WARARKA MAANTA

Taliye Xijaar oo sheegay inay socdaan howlgallo looga hortagayo weerarada Al-Shabaab

Taliyaha Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed Janeraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar oo maanta ka qeyb galay Barnaamij ka baxayay…

Posted in WARARKA MAANTA

Puntland oo Maanta soo geba-gabeeysay doorashada Golaha Shacabka

Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Maamulka Puntland ayaa Maanta soo geba-gabeeyay doorashada kuraasta Golaha Shacabka…

Posted in WARARKA MAANTA

Taliyaha AFRICOM oo walaac ka muujiyay weerarada Al-Shabaab ee kordhay

Taliyaha Ciidamada Mareykanka ee Qaarada Afrika ee loo yaqaano (AFRICOM) Stephen Townsend ayaa sheegay in madaxweynaha 46-aad…

Posted in WARARKA MAANTA

Dhimasho & dhaawac ka dhashay weerar ka dhacay DDS

Maleeshiyaad hubeysan ayaa weeraray Dhalinyaro Xoolaleey ah oo ku sugnaa degaanka Qabalaha Ari-Qaruuf ee Gobalka Qoraxay ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Puntland oo soo bandhigtay Magacyada musharrixiinta lix kursi

Guddiga Doorashooyinka Maamulka Puntland ayaa shaaciyey musharraxiinta utartamaya lixda kursi ee doorashadoodu ku dhinayd magaalada Garoowe, kuwaas…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxay ka wada hadleen RW Rooble & Ergayga gaarka ah ee Afrika u qaabilsan Shiinaha?

Ra’iisul Wasaaraha Xuluumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ergayga gaarka ah ee Dowladda China…

Posted in WARARKA MAANTA

Xubno katirsan Guddiga xalinta khilaafaadka oo gaaray Kismaayo

Xubno ka mid ah Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka Dadban ayaa safar shaqo ku gaaray Dowlad Goballeedka Jubbaland…

Posted in WARARKA MAANTA

Galmudug & Hay’adaha Caalamiga ah oo ka wada hadlay waxka qabashada Abaaraha

Madaxweyne Kuxigeenka dowlad Goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid oo maalmahan ku sugan Magaalada Nairobi ee dalka Kenya…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Puntland oo dagaal kula wareegay degaano dhowr ah

Ciidamada kala duwan ee katirsan kuwa difaaca Dowlad Goboleedka Puntland ayaa weerar ku qaaday saldhigyo ay ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Midowga Musharraxiinta oo soo dhaweeyay Jadwalka Guddiga doorashooyinka

Midowga Musharraxiinta ayaa soo dhowaynayay jadwalka dhammaystirka doorashooyinka 2020/22 ee ay soo saareen Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer…

Posted in WARARKA MAANTA

Mareykanka oo taageeray Jadwalkii ay soo saareen Guddiga doorashooyinka

War lagu qoray Safaaradda Mareyanka ee Muqdisho boggeeda Twitter-ka ayaa lagu taageeray jadwalkii ay soo saareen Guddiga…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Somalia & Shiinaha oo ka wada hadlay horumarinta duulimaadyada

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Xukuumadda Soomaaliya  Durran Axmed Faarax ayaa Maanta la kulmay Danjiraha Dawladda…