Author: Bashiir Barre

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________
Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Somalia oo ka hadashay Qarax lagu dilay maamule iskuul

Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya ayaa ka hadashay dil Maanta Magaalada Muqdisho loogu geystay Maamulihii Iskuulka dowladda ee degmada…

Posted in WARARKA MAANTA

RW Rooble oo ku baaqay in gurmad degdeg ah lala gaaro dadka abaarta saameysay

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble oo ay wehlinayeen Xubnaha Guddiga gurmadka abaaraha ee uu magacaabay…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda oo sheegtay in la qabtay rag Al-Shabaab u qaabilsanaa Sameynta qaraxyada

Howlgal ay kas ameeyeen degaanka Bariire ee Gobolka Shabeellaha Hoose Ciidanka kumaandooska xoogga dalka ee Gorgor, gaar…

Posted in WARARKA MAANTA

Shil geystay dhimasho & dhaawac oo ka dhacay degaano kamid ah Somaliland

Inta la xaqiijiyay hal Ruux ayaa geeriyooday halka mid kalena uu dhaawacmay kadib markii Shil gari uu…

Posted in WARARKA MAANTA

Maamulka Koonfur Galbeed oo Beesha Caalamka kala hadlay Arrimaha Abaaraha

Ku-simaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka  Koonfur Galbeed ahna guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulkaas, Cali Saciid Faqi ayaa manta kulan la…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamo ka amar qaata Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo joojiyay doorasho ka dhici laheyd Beledweyne

Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Ciidamo ka Amar qaato Guddoomiyaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Musharrixiin uu kamid yahay Taliyaha Ciidanka Asluubta oo la diiwaangeliyay

Guddiga hireglinta doorashooyinka Heer dowlad Goboleed ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa Maanta Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay…

Posted in WARARKA MAANTA

Booliska Somalia oo sheegay in la afduubtay Doon siday waxyaabaha Maanka dooriya

Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Cabdi Fitaax Aadan Xasan ayaa faah faahin ka bixiyay dhacdo afduub ah oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Musharax Madaxweyne Daahir Geelle “Qofka doorashooyinka boobaya waa qof aan isku kalsoonayn oo aaminsan in uusan rabitaanka dadkiisa kasban karin”

Musharax Madaxweyne Daahir Maxamuud Geelle ayaa farriin u diray Xildhibaanada cusub ee lagu doortay gobolada dalka, kuwaasoo…

Posted in WARARKA MAANTA

Koonfur Galbeed oo Shaacisay jadwalka kuraastii ugu dambeysay ee golaha Shacabka

Guddiga doorashada Koofur Galbeed ayaa shaaciyay qabashada 7 kursi oo ka mid ah kuraasta taala Magaalada Baydhabo.Doorashada…

Posted in WARARKA MAANTA

Dab xoog leh oo ka kacay Kyiv

Bakhaar cuntada lagu kaydiyo oo ku yaalla Kyiv ayaa dab qabsaday ka dibs markii ay ciidamadda ruushka…

Posted in WARARKA MAANTA

Hirshabeelle oo shaacisay jadwalka qabashada doorashada Afar Kursi

Guddiga doorashada Hirshabeelle ayaa shaaciyay qabashada 4 kursi oo ka mid ah kuraasta Deegaan doorashada labaad ee…