Author: Bashiir Barre
Dad gaajo iyo harraad ugu geeriyoodey degmada Ceel Waaq
Xaalad abaar oo ka jirta degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo iyo deegaanada ku hareereysan ayaa saameeyey dadka…
Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe oo soo saaray Amar ku socda Hay’adaha
Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Dhexe Axmed Meyre Makaraan ayaa Amar lagu joojinayo kasoo saaray boorarka astaamaha Aqoonsiga ee…
Mareykanka oo Soomaaliya dib ugu soo celinaya Ciidamadiisa
Dowladda Maraykanka ayaa lagu wadaa inay ciidamo keento Soomaaliya si ay u xakameeyaan khatarta ururka al-Shabaab ee…
Mareykanka: Xukun lagu riday Nin dil iyo dhac u geystay Muwaadin Soomaaliyeed
Xafiiska Xeer ilaaliyaha dowladda Federaalka ee Mareykanka u fadhiya gobolka Minnesota ayaa Soddon (30) sanno oo xabsi…
Qoorqoor oo ka hadlay doorashada Golaha Shacabka ee soo dhamaatay
Maamulka Galmudug ayaa soo gabagabeysay doorashada labada Gole ee Barlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Madaxweynaha maamulka Galmudug Mudane…
Maamulka Galmudug oo soo geba-gabeeyay doorashada Golaha Shacabka
Guddiga doorashooyinka maamulka Galmudug ayaa soo gabagabeeyay dhammaan doorashada xildhibaanada golaha Shacabka ka dib markii kuraastii ugu…
Puntland oo shaacisay waqtiga la qaban doono kuraastii ugu dambeysay ee golaha Shacabka
Guddiga Doorashooyinka Heer Dowlad Gobaleed SEIT Puntland oo shaaciyey Jadwalka Doorashada lixda kursi ee ugu dambeesay kuwaas…
Mareykanka oo sheegay in Al-Shabaab kordhiyeen weerarada xilli lagu jiro waqti doorasho
Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Amb, Larry André ayaa ku eedeeyay madaxda Soomaalida in ay ka dambeeyaan khilaafka…
Duqa Muqdisho oo Saddex qodob kala hadlay Safiirka Shiiinaha
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xarunta aqalka…
Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday in dib loo bilaabayo Xoolihii loo dhoofin jiray Sacuudiga
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed ( Khadar) ayaa si rasmiya u daahfuray munaasibad balaaran…
Maamulka Koonfur Galbeed oo soo geba-gabeeyay doorashada Golaha Shacabka
Guddiga hirelinta doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa Maanta sooo geba-gabeeyay doorashada 69 Xildhibaan…
Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan oo qeylo-dhaan muujiyay
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa sheegay in xilligaan Gobolka Hiiraan ay kajirto xaalad aad u…