Author: Bashiir Barre

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________
Posted in WARARKA MAANTA

Guddiga doorashada Hirshabeelle oo shaaciyay jadwalka Saddex kursi oo taalla Jowhar

Guddiga doorashada Hirshabelle ayaa shaaciyay doorashada saddex kursi oo deegaan doorashadooda tahay magaalada Jowhar. Kuraasta la shaaciyay…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne hore oo xabsi daa’in loogu xukumay dilka madaxweyne hore

Maxkamad militari oo ku taalla dalka Burkina Faso ayaa maanta xabsi daa’in ugu xukuntay madaxweynihii hore ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiir Beyle oo Jaamacadda Carabta kala hadlay Arrimaha deyn Cafinta Soomaaliya

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Nuur oo ku sugan Magaalada Jeddag ee wadanka Sacuudi Carabiya ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Somaaliland oo soo saaray baaq ku socda Beesha Caalamka

Madaxweynaha  Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta soo saaray baaq caalami ah oo uu ku saxeexan yahay…

Posted in WARARKA MAANTA

Somaliland oo xukun ku riday dad si sharci darro ah uga Ganacsanayay xayawaanka Haramacadka

Maxkamada Gobolka Maroodi-jeex ee Somaliland ayaa hal Sanno oo xarig ah iyo 3 Milyan oo ganaax lacageed…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Somaliland oo qaabilay Wafdi gurmad ahaan uga yimid dalka Jabuuti

Madaxweynaha  Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa qasriga madaxtooyada ee Magaalada Hargeysa ku qaabiley wefdi ka socday Jamhuuriyadda…

Posted in WARARKA MAANTA

Akhriso tirada Mudanayaasha qaatay Shahaadada Xildhibaannimo

Guddiga doorashooyinka Heer Federaal ayaa Maalintii labaad oo xiriir ah waxaa ay Maanta Shahaadada Xildhibaannimo iyo kaararka…

Posted in WARARKA MAANTA

QM oo Soomaaliya ka dalbatay inay deg deg u joojiso xukunnada dilka ah

Khabiirka Madaxa-bannaan ee Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha Xuquuqul Insaanka ee Soomaaliya Marwo Isha Dyfan ayaa ugu…

Posted in WARARKA MAANTA

QM oo Beesha Caalamka ugu baaqday inaysan marnaba joojin taageeradooda Somalia

Xaaladda xuquuqul insaanka ee Soomaaliya ayaa si weyn isha loogu wada hayay todobaadkii la soo dhaafay iyadoo…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’isul Wasaare Imran Khan oo ka badbaaday mooshin xil ka-qaadis ah

Ra’isul Wasaaraha Pakistan Imran Khan ayaa Axadda maanta ah ka badbaaday tallabo lagu doonayey in xilka looga…

Posted in WARARKA MAANTA

9 Mudane oo Maanta qaatay Shahaadada Xildhibaannimo

Magaalada Muqdisho waxaa weli ka socota diiwaangelinta iyo Shahaado siinta Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya, waxaana Guddiga doorashooyinka ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Axmed Madoobe oo AMISOM ku eedeeyey inay ku fashilmeen howlgalkooda Somalia

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa kulan la qaatay Safiirada dalalka Midowga Yurub ee Soomaaliya,…