Author: Bashiir Barre

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________
Posted in WARARKA MAANTA

Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Deni & Isimada Gobolka Bari?

Madaxweynaha  Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan la qaatay qaar ka mid ah Isimada Gobolka Bari…

Posted in WARARKA MAANTA

Mareykanka oo muddo kadib sheegtay in uu duqeyn la beegsaday Al-Shabaab

Taliska Ciidamada Maraykanka ee qaarada Afrika ee loo yaqaano (AFRICOM) ayaa faah faahin ka bixiyay duqeyn dhinaca…

Posted in WARARKA MAANTA

Dhimasho & dhaawac ka dhashay qarax lala eegtay Ciidamo Itoobiyaan ah

Hal askari oo Itoobiyaan ah ayaa ku dhintay labo kalana waa ay ku dhaawacmeen qarax miino oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Soomaaliya & Masar oo heshiis kala saxiixday

Guddoomiyaha Bankiga dhexe ee dalka Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullahi oo uu wehliyo Safiirka JFS ee Masar ahna…

Posted in WARARKA MAANTA

Galmudug oo shaacisay kuraas lagu dooranayo Magaalada Gaalkacyo

Guddiga Doorashada heer dowlad Goboleed ee Galmudug ayaa shaaciyay qabashada doorashada 11-ka kursi ee deegaan doorashadoodu tahay…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidanka xoogga dalka oo howlgal qorsheysan sameeyay

Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Ururka 64aad ee Guutada 7-aad ayaa Howlgal qorsheysan ka fuliyey tuulooyin…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Soomaaliya oo codsi la xiriira Abaaraha u dirtay Shiinaha

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Cusmaan Abokar Dubbe la kulmay Safiirka Shiinaha FEI Shengchao. Kulanka Wasiirka…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Somaliland oo qaabilay Xubno katirsan Baarlamaanka UK

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta qasriga madaxtooyada ku qaabilay wafdi xildhibaanno ah oo ka socda…

Posted in WARARKA MAANTA

Kenya oo adkeysay Amniga Xaafada ay Soomaalida ku badan tahay ee Islii

Ciidamada Booliska Dowladda Kenya ayaa adkeeyay ammaanka xaafadda Eastleigh ee magaalada Naiorbi kadib markii maalmihii lasoo dhaafay…

Posted in WARARKA MAANTA

Weerar lagu dilay Muwaadin Soomaaliyeed oo ka dhacay Koonfur Afrika

Kooxo Burcad Koonfur Afrikan ah ayaa meelo kamid ah dalkaas waxaa ay ku dileen muwaadin Soomaaliyeed oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Shir laga yeeshay Amniga Magaalada Garoowe

Magaalada Garoowe ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Puntland waxaa Maanta oo khamiis ah ka qabsoomay Shirka saraakiisha saldhigyada…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Galmudug oo qaabilay Wafdi ka socday Hay’adaha QM

Madaxwaynaha dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye, ayaa waxa uu xafiiskiisa ku qaabilay, wafdi ballaaran oo kasocday…