Author: Bashiir Barre
Diiwaangelinta Musharrixiinta Golaha Shacabka oo ka billaabatay Baraawe
Magaalada Baraawe oo ah Xarunta rasmiga ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed waxaa Maanta ka billowday diiwaangelinta…
RW oo dalbaday in dib loo dhigo kursiga uu u tartamayo Fahad Yaasiin
Warar ay BBC Soomaali heshay ayaa sheegaya in ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble uu ku cadaadinayo guddiga…
Madaxweynaha Hirshabelle oo la kulmay Saraakiishii kacdoonka Hiiraan
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo uu wehliyo Madaxweyne Ku Xigaanka Hirshabeelle ayaa la kulmay…
Madaxweynaha Hirshabeelle oo amar siiyay Saraakiisha ciidanka ee Beledweyne
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo uu wehliyo Madaxweyne Ku Xigaanka Hirshabeelle ayaa shir gudoomiyay…
Shir looga hadlayay gurmadka abaaraha oo Baydhabo ka dhacay
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen shir looga hadlayay Arrimaha Abaaraha.Shirkaan ayaa looga…
Kursigii labaad oo lagu doortay Dhuusamareeb
Maanta oo taariikhdu tahay 12-da Febaraayo 2022 guddiga Doorashada Galmudug wuxuu qabtay Doorashada Kursiga nambarkiisu yahay HOP#081…
Gudoomiye Jacfar oo Xildhibaan loo doortay
Maanta oo taariikhdu tahay 12-da Febaraayo 2022 guddiga Doorashada Galmudug wuxuu qabtay Doorashada Kursiga nambarkiisu yahay HOP#025…
Wararkii ugu dambeeyay Xaaladda Ukraine iyo Ruushka
Maraykanka iyo xulafadiisa ayaa ku booriyey muwaadiniintooda inay degdeg kaga baxaan dalka Ukrain si ay uga fogaadaan…
Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo Amniga Bedweyne kala hadlay Odayaasha Dhaqanka
Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta Magaalada Beledweyne kulan la qaatay Nabadoonada Waxgaradka iyo…
Doorashada kuraas aan lagu tartamin oo ka dhacday Muqdisho
Guddiga hirgelinta doorashooyinka Gobolada Waqooyi ee Soomaaliland ayaa Maanta hoolka dugsiga tababarka Janeraal Kaahiye ee Magaalada Muqdisho…
Go’aano kasoo baxay Shir looga hadlayay Amniga Magaalada Garoowe
Taliyaha qeybta Booliska Gobolka Nugaal Gaashaanle Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa Maanta oo khamiis ah Shir Guddoomiyay…
Booliska Somalia oo ka hadlay qaraxa ka dhacay Muqdisho
Afhayeenka Ciidamada Booliska Soomaaliyeed Cabdifitaax Aadan Xasan ayaa sheegay in qof isku soo xiray waxyaabaha qarxa uu…