Author: Bashiir Barre

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________
Posted in WARARKA MAANTA

Rag hubeysan oo xirtay waddo kutaalla degaan ka tirsan Galgaduud

Maleeshiyaad hubeysan ayaa Bar-koontorool dhigtay duleedka degaanka Mareergur ee Gobolka Galgaduud, iyaga oo Gaadiidka noocyadiisa kala duwan…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Jubbaland oo Safiirka UK kala hadlay Arrimaha doorashoooyinka

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa aqalka martida ee Magaalada Kismaaho ku qaabilay Safiirka Dowladda…

Posted in WARARKA MAANTA

Amb, Safiina” Waxaan rajo ka qabnaa in si deg deg ah loo dhameeyo doorashada Golaha Shacabka”

Afhayeenka Guddiga doorashooyinka Heer Federaal Axmed Safiina ayaa sheegay in doorashooyinka Golaha Shacabka ay u socdaan sidii…

Posted in WARARKA MAANTA

RW Rooble oo Imaaraadka kala hadlay u gurmashada dadka ay saameeysay Abaarta

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble oo weli ku sugan waddanka Imaaraadka Carabta ayaa halkaasi waxaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Jubbaland oo Maanta billowday diiwaangelinta Musharrixiinta kuraas Golaha Shacabka

Guddiga hirgalinta doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Dowlad Goboleedka Jubbaland  ayaa maanta Magaalada Kismaaho ka bilaabay diiwaangeli…

Posted in WARARKA MAANTA

Shir looga hadlayay Amniga oo lagu qabtay Beledweyne

Guddoomiyaha Maamulka Gobalka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa Maanta oo Isniin ah shir gudoomiyey shir looga hadlayay…

Posted in WARARKA MAANTA

Wafdi ka socda QM oo gaaray Magaalada Cadaado

Wafdi ka socda Hay’adaha UN-ka ee Aaramada Midoo ay ayaa maanta gaaray Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud,…

Posted in WARARKA MAANTA

Cabdi Xaashi oo taageeray Go’aankii Xukuumadda ee Arrinta ONLF

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa bogaadiyay go’aankii Golaha Wasiirada ee ay shalay sharci…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka oo caqabadaha doorashada kala hadlay Safiirka Britain

Gudoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Fedeeral Muuse Geelle Yuusuf oo ay weheliyaan madaxa xiriirka caalamiga Maxamed Muuse…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Burkina Faso oo xiray madaxweynihii dalkaas.

Qaar ka mid ah warbaahinta caalamka ayaa xaqiijiyay in ciidamaada dalka Burkina Faso xireen madaxweynihii dalkaas Roch…

Posted in WARARKA MAANTA

Safiirka Cusub ee Mareykanka ee Somalia oo Muqdisho soo gaaray

Waxaa Magaalada Muqdisho Maanta soo gaaray Danjiraha cusub ee Mareylanka u soo Magacaabay Soomaaliya Danjire Larry André,…

Posted in WARARKA MAANTA

Banaanbaxyo ka socda Hargeysa

Banaanbaxyo lagu taageerayo   dooddii Baarlamaanka UK ee aqoonsiga Somaliland ayaa ka socda Magaalada Hargeysa.Banaan-baxaan oo lagu qabtay…