Author: Bashiir Barre
Gudoomiyaha Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka oo gaaray Garowe
Wafdi uu hogaaminayo gudoomiyaha Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashada Mudane Maxamed Cawil Warsame ayaa gaaray magaalada Garowe ee…
Dhaawaca Afhayeenka Xukuumadda oo Caafimaad dibadda ah loo qaaday
Afhayeenka Xukuumadda M Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa dhaawaciisa loo qaaday dalka dibaddiisa, waxaana ku sagootiyey Garoonka Aaden…
UK oo Somalia ugu deeqday lacag wax looga qabanayo Abaaraha
Dowladda UK ayaa Soomaaliya ugu deeqday in ka badan10 milyan oo dollar oo loogu talagalay in lagu…
Shirka xiriirinta Gurmadka Abaaraha Gobolka Banaadir oo Maanta qabsoomay
Shirka ayaa waxaa guddoomiyay Guddoomiye Kuxigeenka Maamulka Gobolka Banaadir ee Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta Marwo Basma Caamir…
Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Bari oo Isimada kala hadlay Arrinta Boosaaso
Waxaa Maanta Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari kulan ku yeeshay Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Bari uu…
Dowladaha Australia & New Zealand oo Diyaarado dagaal u diray dalka Tonga
Diyaaradaha dagaalka ee Australia iyo New Zealand ayaa loo diray dalka jasiiradaha ka kooban ee Tonga, si…
DF Somalia oo faah faahisay xaaladda Caafimaad ee Mocalimuu
Waxaa aad u wanaagsan xaalada caafimaad ee afhayeenka xukuumada Soomaaliya Maxamed Ibraahim Macalimuu oo shalay ku dhaawacmay…
Wararkii ugu dambeeyay xaaladda Caafimaad ee Afhayeenka Xukuumadda
Waxaa la sheegay inay aad u fiican tahay xaaladda Caafimaad ee Afhayeenka Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Macalimoow oo…
Puntland oo shaacisay jadwalka doorashada 10 Kursi
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer dowlad Goboleed ee Puntland ayaa Maanta oo Axad ah waxaa ay shaaciyeen Jadwalka…
Xukuumadda Somalia & QM oo ka wada hadlay Dhaqaalaha Doorashada
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa waxaa uu la kulmay Wakiilka Qaramada Midoobay ee Arri.aha…
Galmudug oo shaacisay qabashada doorashada 21 Kursi oo noqonaya Kuraasta ugu Badan ee lashaaciyo Doorashadan.
Guddiga doorashooyinka Maamulka Galmudug ayaa shaaciyay 21 kursi ee taalay Dhuusomareeb.tirada guud ayaa ahayd 26 kursi balse…
Maxkamadda CQS: Dhiigga ku daatay Guriceel & Dhuusamareeb waa in loo maxkamadeeyaa Dadkii ka dambeeyay
Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada ee DG Galmudug Gaashaanle Dhexe Cabdullaahi Abuukar Xasanley ayaa sheegay in lala xisaabtami doono…