Author: Bashiir Barre
Xukuumadda Soomaaliya oo ay suuragal ka tahay in ay Eriso Ergayga Midowga Afrika francisco Madeira
Illo lagu kalsoonaan karo ayaa u xaqiijiyay Mustaqbal Media in Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen…
Madaxweyne Deni oo Magacaabis Sameeyay
Madaxweynaha maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 002 ee 15-ka January…
Dad lagu eedeeyay cunista hilibka dadka oo la xiray
Booliska gobolka Zamfara ee waqooyi-galbeed Nigeria, ayaa sheegay inay xireen afar qof oo lagu eedeeyay inay ku…
Gudoomiyaha Guddiga doorashooyinka heer Federaal oo la doortay
Muuse Geelle Yusuf ayaa ku guuleystay doorashada Guddoomiyaha Guddiga FEIT, isagoo helay codod dhan 14 cod, halka…
Koox burcad ah oo Boosaaso lagu qabtay
Qaar kamid ah Shacabka magaalada Boosaaso ayaa xalay gacanta ku dhigay nin hubaysan oo qori ku baaranayay…
Fiqi” Qoorqoor wuxuu si bareer ah u boobaya kuraasta beellaha”
Wasiirkii hore ee Amniga maamulka Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha maamulka Galmudug in uu…
RW Rooble” Suurtagal maahan in Somalia colaadiso dalal ay kala dhaxeeyaan dano badan
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble oo maanta guddoomiyay Shirka Toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada, ayaa…
Maxay ka wada hadleen Madaxweynaha Hir-Shabeelle & Safiirka Itoobiya
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta hoyga uu ka degan yahay Magaalada Muqdisho kulan…
Cabduweli Gaas oo quus ka muujiyay xalka gaarista khilaafka Xukuumadda Puntland & PSF
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya marna soo noqday Madaxweynaha Puntland Cabduweli Maxamed Cali Gaas ayaa ka jadlay…
Golaha Wasiirada Jubbaland oo Shir ka yeeshay doorashada Golaha Shacabka
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Khamiislaha ee Golaha Wasiirada ee todobaadlaha ah.Kulanka…
Xilliga ay dhaceyso doorashada guddoonka guddiga doorashada Heer Federaal oo la shaaciyay
Guddiga qaban qaabada doorashada guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Heer Federaal ayaa soo saaray go’aamo ku saabsan Shuruudaha musharrixiinta…
Maamulka Jubbaland oo Heshiis la galay Shirkad gaar loo leeyahay
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa shir gudoomiyey kulanka golaha wasiiradda Jubaland oo maanta lagaga…