Author: Bashiir Barre
Sarkaal lagu dilay Garoowe & dad loo qabtay
Rag aan weli la aqoonsan ayaa waxaa Magaalada Garoowe ee Caasimadda dowlad Goboleedka Puntland ku dileen Cabdikaafi…
Laba Caruura oo mataano ah oo ku dhintay dab qabsaday hoygii ay ku noolaayeen
Laba Caruura oo mataano ah ayaa maanta ku dhintay dab qabsaday hoygii ay ku noolaayeen oo ku…
Dad ku dhintay duqeyn ka dhacday gobolka Tigray
Shaqaalaha gargaarka ah ee ka howlgala waqooyiga Itoobiya ayaa sheegay in dad badan ay ku dhinteen duqeyn…
Golaha wadatashiga qaran oo la kulmi doonna Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha
Waxa soo gabagaboobay kulankii maanta hotel Decale ku lahaayeen Madaxda Gollaha Wadatashiga Qaran ee looga arinsanaya doorashooyinka…
Puntland oo faahfaahisay howlgal dad lagu soo qabtay oo Boosaaso ka dhacay
Saaka oo Sabti ah waxa Madaxda Gollaha Wadatashiga Qaran ay sii wadaan kulankoodii ay diiradda ku saaranayeen…
Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo Magacaabay Guddi ka kooban 8 Xubnood
Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Guddi ka kooban masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha Dowladda…
Golaha wadatashiga qaran oo ka doodaya daahfur la,aanta doorashada
Saaka oo Sabti ah waxa Madaxda Gollaha Wadatashiga Qaran ay sii wadaan kulankoodii ay diiradda ku saaranayeen…
Darawalada gaadiidka dadweynaha oo banaanbax ka dhigay Muqdisho
Darawalada gaadiidka nooca dadweynaha ay raacaan ee ka howlgala degmooyinka Dharkeenley iyo Wadajir ee Gobolka Banaadir ayaa…
Puntland oo qabatay koox ka shaqeynaysay tahriibinta dhalinyarada
Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso, ayaa sheegaya in halkaas lagu qabtay shabakad isku xiran, oo ka ganacsaneysay…
Kazakhstan oo xabsiga dhigtay madaxii hore ee sirdoonka oo lagu eedeeyay khiyaano qaran
Madaxii hore ee hay’adda sirdoonka gudaha ee Kazakhstan ayaa xabsiga loo taxaabay kadib markii looga shakiyay qiyaano…
Kulan looga hadlayay Amniga oo ka dhacay Boosaaso
Taliyaha Qeybta Booliska gobalka bari G/Sare C/qaadir Jaamac Dirir ayaa shir gudoomiyey shirka amniga gobalka bari ,…
Xukuumadda oo faahfaahisay ka bixisay Shirka golaha wadatashiga qaran ee Muqdisho ka socda
Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee ka socda magaaladda Muqdisho ayaa galay maalintii 4aad, iyaddoo madaxdu ka arrinsanayaan…