Author: Bashiir Barre
Bandow lagu soo rogay Magaalada Beledweyne
Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa waxaa uu Bandow ku soo Rogay magaalada Beledweyne ee xarunta…
Puntland oo War kasoo saartay dagaal dhexmaray labada Maleeshiyo Beelood
Madaxweyne kuxigeenka Dowlad Goboleedka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa ka hadlay dagaal laba maleeshiyo Beeleed ku…
Akhriso Sababta uu isku casilay Guddoomiyihii Guddiga KMG ah ee Doorashooyinka Puntland ?
Guddoomiyaha Guddiga KMG ee doorashooyinka Puntland Guuleed Saalax Barre ayaa iska casilay xilka guddoomiyenimada. Saalax wuxuu warqaddiisa…
Mareykanka oo ku hanjabay inuu tallaabba ka qaadayo militariga Suudaan
Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka Antonty Blinken ayaa sheegay iney Washington diyaar u tahay iney tallaabbo ka qaadayo…
Banaanbax rabshado wata oo ka socda Beledweyne
Dadweyne farabadan oo ka kala yimid xaafadaha Magaalada Beledweyne ayaa waxaa ay Maanta halkaasi ka dhigayaan banaanbax…
Khasaaro ka dhashay dabkii ka kacay Goobo Ganacsi oo kuyaalla Muqdisho
Dabka oo geystay intiisa badan khasaaro hantiyadeed ayaa Barqanimadii Maanta waxaa uu ka kacay Goobo Ganacsi oo…
Bandow lagu soo rogay Darfur ka dib markii la xaday gargaarka loogu talagalay 730,000 oo qof!
Maamulka gobolka Waqooyiga Darfur ee dalka Suudaan ayaa ku dhawaaqay bandow habeenkii ah kadib markii dabley aan…
Baarlamaanka Hir-Shabeelle oo u yeeray Guddoomiyeyaasha Hiiraan & Sh/Dhexe
Kalfadhiga 2aad Kulankiisa 10aad ee Baarlamanka Dowlad Goboleedka Hirshabelle ayaa Maanta ka qabsoomay Caasimada Hirshabelle ee Jowhar…
Ciidanka xoogga dalka oo howlgal ka fuliyay Shabeellaha Hoose
Howlgalka ayaa Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed waxaa Maanta oo khamiis ah ay ka sameeyeen deegaano u dhow…
Booliska Soomaaliya oo looga digay inay ku milmaan Siyaasadda
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/gaas Cabdi Xasan Maxamed {Xijaar} ayaa Ciidanka uga digay inay ku milmaan arrimaha…
Dhimasho & dhaawac ka dhashay dagaal ka dhacay Gobolka Sool
Dagaal ayaa markale waxaa uu laba maleeshiyo Beeleed ku dhexmaray degaanka Boocame oo ka tirsan Gobolka Sool,…
Booliska Kenya oo baadi goobaya Ganacsade Soomaali la la’yahay
Waxaa socda baadigoobka ganacsade Soomaali ah oo muddo tobbaad ah lagu la’a yahay Kneya kadib markii ay…