Author: Bashiir Barre

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________
Posted in WARARKA MAANTA

Ciidanka DANAB oo howlgal qorsheysan fuliyay

Ururka 4aad Guutada 16-aad ee Ciidanka Kumaandooska Danab ee xoogga dalka ayaa howlgal qorshaysan kafuliyey degaanka Gamboole…

Posted in WARARKA MAANTA

Xabad joojin la kala dhex-dhigay maleeshiyaad ku dagaalamay degaano ka tirsan Puntland

j Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo wefdiga uu hogaaminayey oo ku sugan deegaanka Saax-meygaag,…

Posted in WARARKA MAANTA

Wararkii ugu dambeeyay ee Shirka Golaha wadatashiga

Shirka Gollaha wadatashiga qaran ayaa maalintii afaraad ka socda Teendhada Afisiyooni ee Magaalada Muqdosho, kaas oo uu…

Posted in WARARKA MAANTA

Kenya oo sheegtay inay feejignaan dheeri ah ka gashay weerarada Al-Sbabaab

Dowladda Kenya ayaa si aad ah u adkaysay ammaankeeda, iyadoo la tacaalaysa weerar kasta oo ay qorsheynayaan…

Posted in WARARKA MAANTA

DFS oo lacag loogu talo galay Abaaraha ku wareejisay Dowlad Goboleedyada

Guddigii Gurmadka Abaaraha ee uu magacaabay Ra’iisul Wasaaraha Xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble, ayaa bilaabay qeybinta qoondadii lacageed…

Posted in WARARKA MAANTA

DFS oo lacag loogu talo galay Abaaraha ku wareejisay Dowlad Goboleedyada

Guddigii Gurmadka Abaaraha ee uu magacaabay Ra’iisul Wasaaraha Xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble, ayaa bilaabay qeybinta qoondadii lacageed…

Posted in WARARKA MAANTA

Xukuumadda Soomaaliya oo beenisay Warar lagu faafiyay Baraha Bulshada

Wasiirka Gaadiidka Xuluumadda xilgaarsiinta Duran Axmed Faarax ayaa Maanta oo taariikhdu tahay 5 Janaayo 2022 beeniyay war…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Itoobiya oo xir xiray Kumanaan Ruux oo kasoo jeeda Tigray

Saraakiisha dalka Itoobiya ayaa si aan sharciga waafaqsanayn u xiray kumannaan qof oo ka soo jeeda qowmiyadda…

Posted in WARARKA MAANTA

Puntland oo xirxirtay Wadayaasha Gawaarida Takaasida & Booliska oo faah faahiyay

Ciidamo ka tirsan Booliska Dowlad Goboleedka Puntland ayaa Maanta waxaa ay Magaalada Boosaaso ku xir xireen Qaar…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha xisbiga Waddani oo looga yeeray xarunta dambi baarista

Waxaa xarunta dambi baarista ee magaalada Hargeysa looga yeeray guddoomiyaha xisbiga mucaaradka Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan….

Posted in WARARKA MAANTA

Faah-faahin ka soo baxaysa dagaal beeleed ka socda goballada Nugaal iyo Sool

Ugu yaraan lix qof ayaa ku dhintay tiro intaa ka badana way ku dhaawacantay dagaal beeleedyo ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha KGS oo Mareykanka & Ingiriiska kala hadlay doorashooyinka

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa galabta Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Safiiradda…