Author: Bashiir Barre
Somaliland oo ku dhawaaqday in Abaar baahsan kajirto degaanadeeda
Guddida gurmadka abaaraha ee Somaliland, ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay inay jirto xaalad abaareed oo…
Banaanbixii berri oo dib loo dhigay
Shir haatan uga socda Hotel Afriik ee magaalada Muqdisho, Guddiga qaban qaabada banaanbaxa iyo odayaasha dhaqanka ayaa…
Hanti dhowrka qaranka oo eedeeyay Wasaarado dhowr ah
Hanti dhowraha guud ee qaranka ayaa war saxaafadeed uu soo saaray ku qeexay in qaar ka mid…
Madaxweynaha Jubbaland oo dib ugu laabtay Kismaayo
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, oo maalmahii lasoo dhaafay safar shaqo ku joogay magaalada muqdisho…
Wararkii ugu dambeeyay qaraxa ka dhacay Muqdisho
Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay qarax Ismiidaamin ah oo Maanta ka dhacay Wadada…
Gudoomiyihii guddiga doorashada Galmudug oo xilka laga qaaday
Guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee Galmudug ayaa waxaa soo kala dhex galay khilaaf la xiriira guddoonka…
Wasiirka Gaashaandhigga oo Mareykanka & Midowga Yurub kala hadlay dib u dhiska Ciidamada
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda federaalka Soomaaliya C/qaadir Maxamed Jaamac ayaa kulanka la qaatay Ku-simaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya…
Weerar kale oo ka dhacay lamu & Al-Shabaab oo sheegtay
Ururka Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuiyadda weerar xalay ka dhacay gobolka xeebta ah ee Lamu, waxayna sheegeen inay…
Dowladda Somalia oo qalab Casri ah u dirtay Garoonka Diyaaradaha Baydhabo
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawadda XFS ayaa ka qayb galay Munaasabad kooban oo ka dhacday Gudaha…
Axmed Karaash oo Saraakiisha Ciidamada Madaxtooyada kala hadlay dardar gelinta Amniga
Madaxwene ku-xigeenka Dowlad Goboleed Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta Kulan la qaatay Saraakiisha Amniga Madaxtooyada…
QM oo Golaha wadatashiga ka dalbatay dhaqan gelinta heshiiska doorashada
Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa sheegtay iaby ku faraxsan tahay in Golaha Wadatashiga Qaran ay shalay gaareen…
Faaf faahin kasoo baxeysa dagaal kadhacay Magaalada Feerfeer
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar Madaafiic ah oo lagu qaaday Degaanka feerfeer oo u dhaw…