Author: Bashiir Barre

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________
Posted in WARARKA MAANTA

Madaxda Hirshabeellle iyo Koonfur Galbeed oo Dhuusamareeb ku wajahan

Mogadisho | QOL | August-15-2020–Madaxda maamulada Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed ayaa ku wajahan Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug….

Posted in WARARKA MAANTA

Beesha Caalamka oo baaq u dirtay Puntland iyo Jubbaland

Mogadisho | QOL | August-15-2020–Beesha Caalamka ayaa ugu baaqday maamulada Jubbaland iyo Puntland in ay kasoo qeyb galaan…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Qoorqoor” Galmudug lama sameyn July 2015-kii”

Mogadisho | QOL | August-15-2020–Madaxweynaha maamulka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa ka qeybgalay munaasabad si heersare ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Odowaa”Waxaan rajeyneynaa in Madaxweyne Farmajo uu garowsan yahay xaalladda adag ee uu dalku ku sugan yahay”

Mogadisho | QOL | August-15-2020–Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa Madaxweyne…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Farmaajo oo ku wajahan Dhuusamareeb

Mogadisho | QOL | August-15-2020–Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lagu waddaa Saacaddaha soo socda in uu gaaro…

Posted in WARARKA MAANTA

Mareykanka “Waa in doorashada waqtigeeda ku dhacdaa, iyadoo aanu jiri doonin wax muddo kororsi”

Mogadisho | QOL | August-13-2020–Dowladda Mareykanka ayaa Shaacisay in ay rajo wanaagsan ka qabto natiijada shirka Dhuusamareeb 3,…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddiga Farsamada doorashooyinka oo kulan la qaatay mas’uuliyiin katirsan Xisbiyada

Mogadisho | QOL | August-13-2020–Shir looga hadlayo Doorashada Soomaaliya iyo Hanaanka looga guuri karo doorashadii 2016-kii ka dhacday…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Galmudug oo la kulmay Mas’uul kasoo horjeeday doorashadiisii

Mogadisho | QOL | August-13-2020–Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ( Qoor Qoor) ayaa Muqdisho kula kulmay…

Posted in WARARKA MAANTA

Koox qabsaday deked muhiim ah oo ku taalla Mozambique

Mogadisho | QOL | August-13-2020–Mintidiin Islaami ah ayaa Arbacadii qabsaday deked muhiim ah oo ku taalla waqooyiga dalka…

Posted in WARARKA MAANTA

Xaalada Ajaanib ku go’doomay degaannada Soomaaliland oo laga deyrinayo

Mogadisho | QOL | August-13-2020–Magaalada Beebera ee degaannada Soomaaliland waxaa ku go’doonsan ilaa 8 Kalluumeyato u dhalatay dalka…

Posted in WARARKA MAANTA

Yuusuf Garaad oo soo bandhigay qorsho fashilin kara Shirka Dhuusamareeb

Mogadisho | QOL | August-12-2020–Siyaasiga Yuusuf Garaad Cumar oo mar soo nqoday Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa sheegay…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidanka Dowladda oo howlgallo culus ka bilaabay Gobolka Gedo

Mogadisho | QOL | August-12-2020–Ciidamada Dowladda Soomaaliya ee ku sugan gobolka Gedo ayaa waxaa ay howlgallo ka bilaabeen…