Author: Bashiir Barre
“Wasaarad waliba waa in ay soo marisaa heshiisyada ay gasho Xafiiska Xeer ilaalinta” Xeer ilaaliyaha Jubbaland.
Mogadisho | QOL | August-10-2020–Xeer ilaaliyaha guud ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Maxamed Sheekh Cusmaan ayaa sheegay in Wasaaradaha…
“Shirka Dhuusamareeb-3 Waqtigiisa ayuu ku qabsoomayaa” Madaxweyne Qoor-Qoor
Mogadisho | QOL | August-10-2020-Madaxweynaha DG Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor oo ka qaybgalay munaasabad lagu soo dhaweynayay…
“Ammaanka inta u dhaxeysa Jowhar iyo Muqdisho waxa uu u dayacmay Arrimo Siyaasadeed” Cali Cosoble.
Mogadisho | QOL | August-01-2020-Madaxweynihii hore ee Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble oo ka hadlayay Xaaladda Amni…
Puntland oo War kasoo saartay dilka Taliyihii Ciidamada ilaalada Madaxtooyada
Mogadisho | QOL | August-09-2020-Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa War-saxaafadeed uu soo saaray waxaa uu…
Maamulka Gobolka Banaadir oo si rasmi ah loogu wareejiyay Waxbarashada Caasimadda
Mogadisho | QOL | August-09-2020-Munaasabad ballaaran oo maanta lagu qabtay hoolka sahal ee magaalada Muqdisho ayaa maamulka gobolka…
Saddex dal oo faro-gelin ku haya doorashada Madaxweynaha Mareykanka
Mogadisho | QOL | August-09-2020-Ruushka, Shiinaha iyo Iran ayaa dhammaantood faro-gelinaya doorashada madaxweynaha Mareykanka, ayaga oo rajeynaya inay…
Kal-fadhigga 2aad ee Golaha Wakiilada Jubbaland oo Maanta la soo xiray
Mogadisho | QOL | August-09-2020-Waxaa Maanta Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose Hoose soo xiray Kalfadhigga labaad…
Kulan u socdo Madaxweynaha puntland & Saraakiisha Ciidamada Gobolka Mudug
Mogadisho | QOL | August-09-2020-Wararka laga helayo Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa ay sheegayaan in…
Xubno kamid ah Guddiyada Farsamada ee doorashooyinka oo kulan yeeshay
Mogadisho | QOL | August-09-2020-Magaalada Muqdisho waxaa kulankii ugu horeeyay ku yeeshay qaar kamid ah Xubnaha Guddiga farsamada…
Taliyihii Ciidamada Ilaalada Madaxtooyada Puntland oo dagaal ku dhintay
Mogadisho | QOL | August-09-2020–Taliyihii Ciidanka Madaxtooyada Maamulka Puntland Gaashaanle Sare Cismaan Cumar Maxamed (Cismaan Itoobiyaan) ayaa ku…
Turkiga oo Cambaareeyay qarxii shalay ka dhacay Muqdisho
Mogadisho | QOL | August-09-2020-Dowladda turkiga ayaa Cambaareysay weeraro geystay khasaaro siugu jira dhimasho iyo dhaawac oo ka…
Ciidamada Puntland oo Gacanta ku dhigay Hub & rag watay
Mogadisho | QOL | August-09-2020-Howlgal ay Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Maamulka Puntland ka sameeyeen Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo…