Author: Bashiir Barre
SAWIRO:-Wasiir Beyle oo la kulmey Wafdi ka socda Hay’ada WFP
Mogadisho –January 223-2020—Magaalada muqdisho waxaa Manta kulan ku yeeshay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Soomaaliya Cabdieaxmaan Ducaale…
RW Kheyre oo qaabilay Tibor P. Nagy
Mogadisho –January 22 -2020—Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Kheye ayaa maanta kulan la qaatay…
Farmaajo oo la kulmay Guddiga Qaramada Midoobay ee cunaqabateynta hubka
Mogadisho –January 22 -2020—Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan la qaatay Guddiga Qaramada…
SAWIRO: Wasiir Cawad oo qaabilay Wafdi ka socda Germany
Mogadisho –January 22 -2020—Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa maanta oo…
Madaxtooyadda Somalia oo iska fogeysay hadalkii C/raxmaan Guulwade
Mogadisho –January 22 -2020—War-Saxaafadeed kasoo baxey Madaxtooyada Soomaaliya ayaa waxaa la isaga fogeeyey hadal uu sheegay Cabdiraxmaan…
Hay’ado Caalami ah oo balan qaad u sameeyey Soomaaliya
Mogadisho –January 22 -2020—Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Garsoorka XFS, Abuukaate Xasan Xuseen Xaaji ayaa maanta xafiiskiisa…
Jadwalka Doorashada Garabka Ahlusunna oo la soo saarey
Mogadisho –January 22 -2020—Hoggaanka Ahlusunna Wal-Jamaaca ayaa Maanta waxaa ay soo saareen jadwalka doorashada Madaweynaha galmudug iyo…
Baadi-goob loogu jiro Ganacsade Soomaali ah oo lagu Afduubtey Koonfur Afrika
Mogadisho –January 22 -2020—Rag hubeysan oo watay Gaari nooca raaxada ah ayaa waxaa ay Nin Ganasade Soomaali…
SAWIRO:-Maxay ka wada hadleen Duqa Muqdisho & Safiirka Midowga Yurub?
Mogadisho –January 22 -2020—Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xafiiskiisa…
SAWIRO:-Dad lagu qabqabtey howlgal laga sameeyey Gaalkacyo
Mogadisho –January 22 -2020—Hawlgaladan ayaa ah Kuwo lagu xaqiijinayo amniga magaalada Gaalkacyo qaybta uu ka arimiyo Maamul…
Nin hinaaaso darteed isugu qarxiyey Xaflad Aroos!!.
Mogadisho –January 22 -2020—Ugu yaraan toban qof, oo ay ku jiraan caruur, ayaa ku dhintey dhowr iyo…
SAWIRO:-Shir ay ka qeyb-galayaan Wafdi ka socda KG & Jubbaland oo ka furmey Garoowe
Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa si rasmi ah Manta uga daah-furay…