Author: Bashiir Barre
Gaari ay saarnaayeen dad Shacab ah oo lagu rasaaseeyay duleedka Muqdisho
Mogadisho –January 18, 2020—Sidda ay xaqiijiyeen goobjoogayaal Ciidamo ka tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa rasaas ku furay Gaari…
SAWIRO: Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Duleedka Muqdisho
Mogadisho –January 18, 2020—Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay halka loo yaqaan bood boodka oo ku dhow…
Saddex ka mid ah Musharaxiinta Galmudug oo ku shubasho ka digay
Mogadisho –January 18, 2020—Saddex ka mid ah Musharaxiinta u taagan xilka Madaxtinimadda maamulka Galmudug ayaa walaac ka…
Wasiir Beyle iyo Gudoomiye Filish oo heshiis kala saxiixday
Mogadisho –January 18, 2020—Wasiirka Maaliyadda XFS, wasiirka howlaha guud XFS iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada…
Sideed Ruux oo la dhigay Isbitaal kadib markii ay ku Sumoobeen Caano
Mogadisho –January 18, 2020—nta la xaqiijiyay 8 ruux oo ka kooban laba qoys ayaa la dhigay isbitaalka…
Shir Boosaaso uga furmay Puntland iyo Jubbaland
Mogadisho –January 18, 2020—Shirka Iskaashiga Dowlad goboleedka Jubbaland iyo Puntland ayaa ka furmey Madaxtooyada Boosaaso. Madaxweynayaasha…
Madaxweyne Deni” Dad Xamar joogga ayaa Farriimo u soo diraya Odayaasha Boosaaso”
Mogadisho –January 18, 2020—Madaxweynaha maamulka Puntland ayaa kulan la qaatay Odayaasha dhaqanka iyo Madaxweynaha Jubbaland oo ku…
Madaxweynaha Jubbaland oo baaq u diray dowladda dhexe
Mogadisho –January 18, 2020—Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo ku sugan Magaalada Boosaaso ee gobolka…
Guddoonka BFJS oo hambalyo u diray guddoonka cusub ee Baarlamaanka Galmudug
Mogadisho –January 18, 2020—Guddoonada labada Aqal ee baarlamaanka Federaalka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray…
SAWIRO:-Duqa Muqdisho oo la kulmay Wafdi ka socda QM
Mogadisho –January 16, 2020—Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xafiiskiisa…
SAWIRO:-Madaxweynaha Somaliland oo la kulmey Safiirka Britain ee Somalia
Mogadisho –January 16, 2020—Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dalka Ingiriiska…
Sawiro:-Taabit Cabdi oo Muqdisho ka furay Xarunta Dhexe Xisbiga Awoodda Shacabka
Mogadisho –January 16, 2020—Hoggaamiyaha Xisbiga Awoodda Shacabka Mudane Taabit Cabdi Maxamed ayaa maanta oo khamiis ah taariikhduna…