Author: Bashiir Barre

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________
Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Jubbaland oo Mareykanka kala hadlay la dagaalanka Al-Shabaab

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa Magaalada Kismaayo kulan kula qaatay safiir ku xigeenka Maraykanka ee Soomaaliya…

Posted in WARARKA MAANTA

RW Xamse oo guddoomiyay shir looga hadlayay qorsho loo sameeynayo degaannada laga saaray Al-Shabaab

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey shir looga hadlayey dardargelinta iyo hagidda xasillinta…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada dowladda oo degaano kala wareegay Al-Shabaab

Ciidamada dowladda Soomaaliya oo kaashanaya kuwa degaanka ayaa weli waxaa ay howlgallo ka dhan ah Ururka Al-Shabaab…

Posted in WARARKA MAANTA

Shirka amniga gobolka Bari oo Go’aano adag laga soo saaray

Waxaa Maanta Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari lagu qabtay Shirka Amniga gobolka Bari, waxaana  ka qayb…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada dhawaan la keenay Muqdisho & kuwa Booliska oo howlgal wadajir ah fuliyay

Ciidamada Booliska qeybta Bari ee Gobolka Banaadir oo kaashanaya Boliiska sida Milatariga u tababaran ee dhawaan la…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynayaasha Masar & Imaaraadka oo wada-hadallo yeelanaya

Wakaalada wararka ee dalka Imaaraatka Carabta ee WAM ayaa sheegtay in Madaxweynaha Imaaraatka Carabta Sheikh Mohammed bin…

Posted in WARARKA MAANTA

Hooyo xaamilo ahayd oo ku Geeriyootay Musqul la duntay Magaalada Hargeysa

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Hargeysa ee degaannada Somaliland ayaa waxaa ay sheegayaan in Hooyo xaamilo ahayd…

Posted in WARARKA MAANTA

Maraykanka oo sheegay inuu taageerayo wada hadalada dowladda Federaalka iyo Somailand

Safiirka xilka kasii dagaya ee dowladda Maraykanka u qaabilsan Soomaaliya Andre Larry ayaa sheegay dowladdiisa ay ka…

Posted in WARARKA MAANTA

SAWIRO: RW Hamza oo kormeer shaqo ku tagay Wasaaradda Caddaaladda & Arr.Dastuurka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa kormeer shaqo oo uu ugu kuurgelayo adeegyada…

Posted in WARARKA MAANTA

SAWIRO:–Wasiirka koowaad ee Xukuumadda oo Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho kula kulmay Danjire Larry Andre

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa Danjiraha Dowladda Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Larry Andre…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Xasan Sheekh & RW Xamse oo Hambalyo u diray Ciidanka xoogga dalka

Madaxweynaha Soomaaliya Sasan sheekh Maxamuud ayaa  ugu hambalyeeyey ciidanka xoogga dalka sannad guurada 63-aad ee kasoo wareegatay…

Posted in WARARKA MAANTA

Dagaal dhexmaray ciidamada dowladda Itoobiya iyo maleeshiyaadka Amxaarada

Shacabka ku nool magaalada Dabre-birhaan ee deegaanka Amxaarada ayaa BBC-da u sheegay iney gudaha magaalada ku dagaallameen…