Author: Bashiir Barre

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________
Posted in WARARKA MAANTA

Mareykanka iyo Sacuudiga oo ka wadahadlay colaadda Yemen

Aqalka Cad ayaa sheegay in la taliyaha amniga qaranka Mareykanka Jake Sullivan uu la hadlay dhaxal-sugaha Sacuudiga…

Posted in WARARKA MAANTA

DFS oo shaacisay tirada Soomaaliya ka xajineysa sanadkan

Wefdigii uu hogaaminaayey Wasiir Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Xukuumada Soomaaliya Sheekh Mukhtaar Roobow Cali ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Guluf dagaal oo ka billaawday gobolka Gedo, Ciidamada Kenya & Itoobiya oo ka qeyb galaya

Abaanduulaha Qeybta 43aad ee Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliyeed G/le sare Cismaan Xaaji Axmed, Abaandulaha Guutada 10aad qeybta…

Posted in WARARKA MAANTA

Soomaaliya oo ka qyeb gashay Shirka Bangiga Adduunka & IMF ee ka dhacay Mareykanka

Shirka sanadlaha ah ee Hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF iyo Bangiga Adduunka ayaa ka furmay magaalada Washington…

Posted in WARARKA MAANTA

Diyaarad gurmad u waday degmada Baardheere oo loo diiday inay tagto degmadaas.

Diyaarad siday raahin gargaar ah oo loogu talo galay dadka ay saameeyeen fatahaadihii dhawaan ka dhacay degmada…

Posted in WARARKA MAANTA

Golaha Wasiirrada oo ansixiyey magacaabista Taliyaha Ciidanka Asluubta

Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre,…

Posted in WARARKA MAANTA

QM oo ka digtay fatahaado ka dhaca meelo kamid ah Soomaaliya

Isku duwaha arrimaha bini’aadantinimada ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Adam Abdelmoula, ayaa soo saaray baaq deg…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada dowladda oo la wareegay degaano horleh

Ciidanka Kumaandooska Xoogga Dalka Somaliyeed ee Danab & Gorgor ayaa howlgallo xoogan oo ka dhan ah Al-Shabaab…

Posted in WARARKA MAANTA

Puntland oo War kasoo saartay weerar lagu qaaday Xarun Ganacsi oo kutaalla Boosaaso

Faah faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa qarax bambaano oo xalay lagu weeraray xarun ganacsi oo ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Xiisad ka dhalatay kulan Xildhibaano Mareykan ah ay la qaateen Madaxweynaha Taiwan

Muqdisho|QOL| 06-04-2023==Xildhibaanada Maraykanka ayaa Arbacadii waxay iska diideen digniin ka soo baxday safaaradda Shiinaha oo ku aaddanayd…

Posted in WARARKA MAANTA

Ajaaniib ku geeriyootay Shil ka dhacay Koonfur Afrika

5 Muwaadin oo u dhashay dalka Bangladesh ayaa ku geeriyootay, 2 kalena si xun ayey ugu dhaawacmeen…

Posted in WARARKA MAANTA

Wararkii ugu dambeeyay khasaaraha ka dhashay dagaal ka socda Laascaanood

Wararka ka imaanaya  gobolka Sool ayaa sheegaya in in dagaal   culus uu haatan  ka soconayo magaalada laascaanood…