Author: Bashiir Barre

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________
Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha Golaha Shacabka kulan isugu yeeray Agaasimeyaasha iyo Madaxda Warbaahinta

Muqdisho | QOL | April 10  2019–Kulankaan ayaa lagu wadaa in Maanta Magalada Muqdisho ku yeeshaan Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee…

Posted in WARARKA MAANTA

SAWIRO:-Wasiirka Dhalinyarada iyo Cayaaraha oo Muqdisho kulan kula yeelatay Safiirka Qatar

Muqdisho | QOL | April 10  2019–Magalada Muqdisho waxaa Maanta kulan ku yeeshay Wasiirka Dhalinyarada iyo Cayaaraha ee xukuumadda Federaalka…

Posted in WARARKA MAANTA

Akhriso:-Qodobada looga hadli doono Kulanka Maanta ee Aqalka Sare

Muqdisho | QOL | April 10  2019–Xildhibaannada Golaha Aqalka Sare ee Soomaaliya ayaa lagu wadaa in Maanta oo Arbaco ah…

Posted in WARARKA MAANTA

SAWIRO:-Soomaaliya oo weydiisatay UPU in laga qaado xayiraadda

Muqdisho | QOL | April 10  2019–Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta & Teknolojiyada, Md. Eng Cabdi Cashuur Xasan ayaa ka codsaday Midowga…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxda Aamin Ambulance oo xaqiijiyey in Shaqa joojin lagu sameeyey

Muqdisho | QOL | April 10  2019–Madaxa Gaadiidka Gurmadka degdega ee Aamin Ambulance Dr. Cabduqaadir C/raxmaan Xaaji Aadam ayaa sheegay…

Posted in WARARKA MAANTA

Shirka Goleyaasha Sharci-dejinta dalka oo Maanta la soo geba-gabeeynayo

Muqdisho | QOL | April 10  2019–Maanta ayaa la filayaa in Magalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal lagu soo geba-gabeeyo…

Posted in WARARKA MAANTA

Booliska Somalia oo cadeeyey waxa ka jira in Shaqada laga joojiyey Aamin Ambulance

Muqdisho | QOL | April 10  2019–Maalmihii la soo dhaafay waxaa Baraha Bulshada iyo Wabsite-yada qaarkood lagu faafinayey in Dowladda…

Posted in WARARKA MAANTA

SAWIRO:-Ra’iisul Wasaare Khayre oo La Kulmay Madaxda Bangiga Adduunka

Muqdisho | QOL | April 10  2019–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa kulan kula qaatay…

Posted in WARARKA MAANTA

Agaasime Abdinuur Oo Beeniyey in Shaqada Laga joojiyey Aamin Ambulance

Muqdisho | QOL | April 08, 2019–Saacadihii la soo dhaafay ayaa waxaa Baraha Bulshada lagu faafinayey warar sheegaya in dowladda…

Posted in WARARKA MAANTA

Sawirro:-Madaxweyne Muuse Biixi Oo La Kulmay Safiirka Jarmalka Ee Soomaaliya

Muqdisho | QOL | April 08, 2019 Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa xafiiskiisa kulan kula yeeshay wefti ka socda…

Posted in WARARKA MAANTA

SAWIRO:-Golaha Wasiirada oo markii ugu horeysay shir ka yeeshay Maqaamka Muqdisho

Muqdisho | QOL | April 08, 2019 Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya ahna Ra’iisul Wasaare ku-xigeen, Mudane Mahadi Maxamed Guuleed…

Posted in WARARKA MAANTA

Duqa Muqdisho” Nin kasta oo hoggaamiye Kooxeed ahaa Maxkamad ayaa la soo taagayaa”

Muqdisho | QOL | April 08, 2019 Iyada oo maalmahaan ay taagneyd xiisad ka dhalatay amar kasoo baxay Guddoomiye Yariisow oo…