Author: Bashiir Barre
Madaxweyne Farmaajo oo u hanjabay Banaanbaxayeyaashii Maanta
Muqdisho | QOL | April 13, 2019 Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Hanjabaad u diray dhalinyaraddii maanta…
Xildhibaan Ibbi “Bajaajleyda aan maanta u qeylineyno, Bambo ayay Ciidamada ku tuuraan”
Muqdisho | QOL | April 13, 2019 –Xildhibaan C/raxmaan Aadan Ibbi oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha…
Karaash oo Amray in sharciga la marsiiyo kuwa kufsiga geysta
Muqdisho | QOL | April 13, 2019 –Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland, Ahna ku simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi…
Wasiir Beyle oo faahfaahiyay kulamada ka socda Washington
Muqdisho | QOL | April 13, 2019 –Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo…
Xildhibaan Fowsiyo” Muqdisho waxaa loo qeybiyay 4 qeybood”
Muqdisho | QOL | April 13, 2019 –Xildhibaan Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan oo ka mid ah Xildhibaanada…
Sawiro:-Guddoomiye Yariisow iyo Taliyaha Booliska oo la hadlay banaan baxayaasha
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow) iyo Taliyaha Booliska Soomaaliyeed Jen. Bashiir Cabdi Maxamed ayaa…
SAWIRO: Banaanbaxa ka socda Muqdisho oo xoogeystay
Muqdisho | QOL | April 13, 2019 –Banaanbaxa rabshaddaha wata ee Isgoyska Howlwadaag ee Magaalada Muqdisho ayaa…
Ciidanka dowladda oo dil iyo dhaawac ka geystay Muqdisho
Muqdisho | QOL | April 13, 2019 –Wararka ay heleyso Shabakada Qaranimo Online ayaa waxa ay sheegayaan…
Wasiir sheegay in dhagxaanta lagu xiray wadooyinka ay sugayaan amniga
Muqdisho | QOL | April 13, 2019 –Wasiirka Wasaaradda waxbarashadda Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa sheegay in…
Soomaaliya oo lagu taageeray 21 million oo doollar
Muqdisho | QOL | April 13, 2019 –Dowladda Denmarka ayaa kaga dhawaaqday Magaaalda Washington ee dalka Mareykanka…
Golaha Shacabka oo maanta ka doodi doona amniga Qaranka
Muqdisho | QOL | April 13, 2019 –Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan…
Dowladda Kenya oo howlgal ka fulinaysa Xadka Soomaaliya
Muqdisho | QOL | April 13, 2019 –Dowladda Kenya ayaa Magaalada Mandera ee gobolka Waqooyi Bari ee…