Author: Bashiir Barre

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________
Posted in WARARKA MAANTA

Mareykanka oo sheegay inay ka fiirsanayaan taageerada ciidanka Danab

Mareykanka ayaa sheegey inay ka fiirsanayaan taageerada ay siiyaan Ciidanka Danab ee Soomaaliya.Arrintan ayaa ka danbeysey kadib…

Posted in WARARKA MAANTA

RW Rooble oo UNHCR kala hadlay u gurmashada dadka abaartu saameeysay

Muqdisho|| QOL| October 24 2021=Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay ergayga gaarka…

Posted in WARARKA MAANTA

Bandow lagu soo rogayo degmooyin ka tirsan Puntland

Muqdisho|| QOL| October 24 2021=Taliyaha qeybta Booliska Gobolka Bari Xuseen Cali Maxamuud ayaa ugu baaqay ciidamada Booliska…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Uganda oo ka hadlay qarixii ka dhacay Magaalada Kampala

Muqdisho|| QOL| October 24 2021=Madaxweynaha waddanka Uganda Yoweri Museveni ayaa qaraxii habeenkii xalay ahaa ka dhacay caasimadda…

Posted in WARARKA MAANTA

Dagaal markale dib ugu qarxay degmada Guriceel

Muqdisho|| QOL| October 24 2021=Dagaalka oo aad u culus una dhaxeeya Ciidanka dowladda iyo kuwa Galmudug oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Khasaaraha ka dhashay dagaalka Guriceel oo kordhay

Muqdisho|| QOL| October 24 2021=Waxaa sii kordhaya khasaaraha dhimasho iyo midka dhaawac ee ka dhashay dagaalka Degmada…

Posted in WARARKA MAANTA

Galmudug oo sheegtay in ay la wareegtay Guriceel

Muqdisho|| QOL| October 23 2021=Ciidamada dowladda iyo kuwa Galmudug ayaa sheegay in ay si buuxda ula wareegeen…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo kulan la qataay Wakiilka Gaarka ah ee Qaramada Midoobey

Muqdisho|| QOL| October 23 2021=Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Magaalada Muqdisho…

Posted in WARARKA MAANTA

Itoobiya oo markale duqeeysay Caasimada Gobalka Tigray

Muqdisho|| QOL| October 20 2021=Duqeyn culus ayaa markale waxaa diyaaradaha dagaalka ee Itoobiya ay ka geysteen meelo…

Posted in WARARKA MAANTA

Puntland oo degaanadeeda ka musaafurisay Qaxooti Itoobiyaan ah

Muqdisho|| QOL| October 20 2021=Maamulka Puntland oo kaashanaya hay’adda Socdaalka Adduunka ee Qaramada Midoobay ee IOM ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Dagaal dhexmaray Ciidamada Dowladda & Al-Shabaab

Muqdisho|| QOL| October 20 2021=Dagaalka oo geystay khasaaro kala duwan ayaa waxaa uu ka dhacay duleedka degmada…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Jubbaland oo Maanta soo xiraya Shir ka socda Kismaayo

Muqdisho|| QOL| October 20 2021=Madaxwaynaha Maamulka  Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta lagu wadaa inuu soo xiro…