Author: Bashiir Barre
Banaanbax Roob doon ah oo Maanta laga sameeyay Kismaayo
Boqolaal qof oo kamid ah Shacabka Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa Maanta isugu soo baxay…
Dagaal ka dhacay Jubbada Hoose & faah faahin laga helayo
Warar dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan dagaal culus oo degaan ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose…
Dad ku dhintay Shil Gaari oo ka dhacay Gobolka Bari
Shilka oo geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa waxaa uu ka dhacay waddada laamiga ah…
Ahlu Sunna oo sheegtay inay doonayaan in Ra’iisul Wasaare ka noqdaan Galmudug
Hoggaamiyaha guud ee Ahlu Sunna Wal Jamaaca, Macalin Maxamuud Sheekh Xasan Faarax ayaa faah fahain ka bixiyay…
Weerar khasaare geystay oo ka dhacay Germany
Saddex qof ayaa Sabtida maanta ah ku dhaawacmay weerar mindi loo adeegsaday oo ka dhacay gudaha tareen…
Simon Mulongo” “aad ayaan ula yaabay ceyrinta sababtoo ah waxaan ogahay inaan sameyn wax khalad ah
Simon Mulongo oo ahaa Ku-xigeenka ergeyga gaarka ah Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ayaa ka hadlay go’aankii…
SAWIRO: Booliska Boosaaso oo gacanta ku dhigay kooxo dhac u geysanayay Shacabka
Laamaha Amniga Magaalada Bosaaso ayaa dhalinyaro ku soo qab qabtay dhaca Mobilada, oo Muddooyinkii La soo dhaafay…
Ilmo labo bilood jira oo qoys reer Afghanistan ka lumay xilli ay ka baxsanaayeen Taalibaan
Ilmo yar oo laba bilood jir ah oo reer Afgaanistaan ah ayaa weli la’yahay in ka badan…
Xukun lagu riday dad ka shaqeynayay ka ganacsiga maandooriyaha
Gudoomiyaha gobolka Mudug iyo masuuliyiin kale ayaa ka qaybgalay xukun ay maxkamadda darajada koowaad ee Mudug ay…
Soomaaliya iyo Masar oo ka wadahadlay iskaashiga labada dhinac
Safiirka Soomaaliya ee Qaahira ahna wakiilka joogtada ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Mudane Ilyaas Sheekh Cumar ayaa…
QM oo taageero horleh u balan qaaday Soomaaliya
Wasiirka caddaladda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay ku xigeenka ergayga gaar…
Maamulka Gobolka Gedo oo faah faahiyay dabka ka kacay Diyaaradda
Diyaarada oo siday Agab kala duwan kana baxday Magaalada Muqdisho ayaa Maanta waxaa ay ku gubutay garoonka…