Author: Bashiir Barre

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________
Posted in WARARKA MAANTA

Khasaaro ka dhashay is rasaaseyn ka dhacday Guriceel

Inta la xaqiijiyay hal Ruux ayaa geeriyooday Haweeneey Shacab ahna waa ay ku dhaawacantay is rasaaseyn Maanta…

Posted in WARARKA MAANTA

Wafdiga Midowga Afrika oo Xukuumadda Somalia kala hadlay Mustaqbalka AMISOM

Wafdiga Golaha Ammaanka iyo Nabadda ee Midowga Afrika oo booqasho Saddex maalmood ah ku jooga Soomaaliya ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Poland oo xadkeeda ku xannibtay boqollaal tahriibayaal ah

Maamulka Dalka Poland ayaa sheegtay in ay ka hortageen isku day boqolaal tahriibayaal ah oo doonayey in…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada dowladda oo degaan kala wareegay Al-Shabaab

Ciidamada dowladda Soomaaliya gaar ahaan Guutada 10aad qeybta 43aad ayaa waxaa ay howlgallo kala duwan ka sameeyeen…

Posted in WARARKA MAANTA

Wafdi ka socda Maamulka Jubbaland oo ka qeyb galaya Shirka…

Wasiirka wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Jubbaland Axmed Cabdirisaaq Maxamed, ayaa Magaalada Dubai ee isutagga Imaaraadka Carabta kaga…

Posted in WARARKA MAANTA

Kulan looga hadlayo Mustaqbalka Ciidamada AMISOM oo Muqdisho ka furmay

Waxaa Gudaha Xerada Xalane ee Magaalada Muqdisho uu kulan uga socdaa Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Gareece oo Turkiga dib ugu soo celisay tahriibayaal Soomaali ah

Ciidamada ilaalada Xeebaha ee dowladda Greece ayaa dib ugu soo celiyay dalka Turkiga muhaajiriin Soomaali ah kuwaas…

Posted in WARARKA MAANTA

SAWIRo:-Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Arr.Dastuurka Oo Kulan Xasaasi ah Laqaatay odiyaasha Dhaqanka Beeshiisa.

Kulanka ayaa ahaa mid ay goobjoog u ahaayeen qaybaha kala duwan ee odiyaasha beesha asharaaf, ayaa lagu…

Posted in WARARKA MAANTA

Maamulka G/ Gedo oo sheegay inay u diyaar garoobeen doorashada

Degmada Garbahaareey ee Xarunta Gobolka Gedo waxaa ka socda diyaar garoowgii ugu dambeeyay ee doorashada 16 kursi…

Posted in WARARKA MAANTA

Madax ka socota Midowga Afrika & QM oo la kulmay hoggaamiyaha TPLF

Ergeyga Midowga Afrika uu qaabilsan arrimaha Itoobiya ayaa la kulmay hoggaamiyaha TPLF Debretsion Gebremichael si loo soo…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasaaradda waxbarashada oo joojisay lacag Maamulka G/Banaadir ka qaadayay Iskuulada

Wasaaradda Waxbarasha Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda xilgaarsiinta ayaa go’aamo ka soo saartay cabashooyin kaga yimid…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxay ka wada hadleen RW Rooble & Marwo Martha Ama Akyaa Pobee?

Ra’iisul Wasaaraha Xukuimadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay kaaliyaha Xoghayaha Guud ee QM…