Author: Bashiir Barre
SAWIRO:- Taliye Xijaar oo Booliska Caalamiga ah ee Interpol oo kala hadlay la dagaalanka Al-Shabaab
Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed Janeraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar oo safar Shaqo ku jooga Magaalada Lyon ee…
Ra’iisul Wasaare Rooble oo lagu soo dhaweeyay Magaalada Dhuusaareeb
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa Galabta waxaa ay gaareen Magaalada…
Dowladda UK oo war ka soo saartay Qarixii ka dhacay Liverpool
Qarax ka dhacay bannaanka Isbitaalka Haweenka ee Liverpool maalintii Axadda ayaa boolisku waxay ku dhawaaqeen inuu ahaa…
Kooxda Xisbullah ‘oo dhaqdhaaqyo ka wada’ dalka Colombia
Colombia ayaa Axaddii sheegtay inay isha ku hayso dhaqdhaaqyo ay kooxda Xizbullah ee Shiicada ah ka waddo…
Axmed Madoobe oo kulamo ka bilaabay Garoowe
Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa hoygiisa ku booqday Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam…
SAWIRO:-Agabka doorashada Golaha Shacabka oo la geeyay Beledweyne
Duqa Magaaladda Beladweyne Marwo Nadar Tabaax Maalin iyo hay’adaha Amniga ayaa maanta la wareegay Qalabka loogu talo…
Dowladda Jabuuti oo kasoo horjeesatay War kasoo yeeray Mareykanka
Dowladda Jabuuti ayaa maanta sheegtay in dhulkeeda aan loo adeegsan doonin farogelin dagaal oo lagu sameeyo dalalka…
Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay Agaasimaha Bangiga Adduunka
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha Bangiga Adduunka ee Geeska Afrika Mr….
RW Rooble oo ka hadlay doorashada Golaha Shacabka ee la qorsheeynaayo
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Rooble ayaa Gudsiga doorashooyinka Gobolada Waqooyi uga mahad celiyay shaacinta jadwalka doorashada 9…
Xubno kamid ah kuraasta Golaha Shacabka oo doorashadooda la qabanayo
Guddiga Maamulaya doorashada xildhibaannada Gobolada Waqooyinee Soomaaliland ayaa ku dhawaaqay inay qabanayaan doorashada 9 kamid ah kuraasta…
Turkiga oo qabtay hub ay lahaayeen Kooxda PKK
Dowlada Turkiga oo gacanta ku dhigtay hub la doonayey in lagu weeraro saldhig ay leeyihiin ciidanka gaarka…
Golaha Wakiilada Puntland oo ansixiyay Xeer qabanaya mas’uuliyiinta Xukuumadda
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland, Cabdirashid Yuusuf Jibriil oo ay wehliyaan Guddoomiye ku xigeenka 1-aad Cabdicasiis Cabdullaahi Cusmaan…