Author: Bashiir Barre
Jubbaland oo ka hadashay weerar ay Shabaab ku qaadeen Dhoobley
Dagaalyahanno ka tirsan ururka Al-Shabaab ayaa saqdii dhexe ee xalay weerar ku qaaday saldhig ay ciidan ka…
Farmaajo oo aan ka hadlin geerida Cabdi Casiis Afrika oo Hambalyo diray
Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa bareyaasha iyo bahda waxbarashada Soomaaliyeed ugu…
Xeerilaalinta war kasoo saartay Kiiska Ikraan
Xeer ilaaliyaha guud ee Maxkamadda Ciidamada qalabka sida Gen Cabdullaahi Buule Kameey ayaa sheegay in hogaanka NISA…
RW Rooble oo qaabilay Agaasime Goboleedka dalalka Carabta
Hay’adda socdaalka Qaramada Midoobay ee IOM ayaa sheegtay in 75 tahriibayaal ah ay ku dhinteen badda Mediterranean-ka…
DEG DEG: Rooble oo Magacaabay Wasiiro cusub kuwana isku badalay
Wareegto uu soo saaray Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayuu Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga…
Ciidanka xoogga dalka oo gurmad gaarsiiyay dadka ay saameeyeen Abaaraha
Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa Biyo dhaamin u sameeyey qaar ka mid ah Bulshada…
Iran oo gacanta ku dhigtay Markab siday shidaal
Ilaalada kacaanka Iran ayaa shaaciyay in markabka ay ku qabteen gacanka khaliijka,kadib markii lagu eedeyay in uu…
baarlamanka Puntland oo ansixiyay miisaaniyada maamulka lana fasaxay muda todobaad ah
Xildhibaanada Baarlamanka dowladda Puntland, ayaa maanta oo Sabti ah ansixiyay Miisaaniyadda dowladda ee sannadka 2022.Fadhiga 12-aad ee…
Garoonka leh dhabbaha diyaaradaha ugu dheer Afrika oo Berbera laga furay
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa maanta si rasmi ah xariga uga jiray gigada diyaaradaha Berbera oo ay…
Kenya oo qabatay rag ku eedeysan Al-Shabaabnimo oo dhawaan ka baxsaday
Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ciidamadeeda ay gacanta ku soo dhigeen saddex qof oo ku lug lahaa…
Dalalka Khaliijka iyo Mareykanka oo soo saaray qoraal ka dhan ah Iran
Mareykanka iyo dalalka ay xulufada yihiin ee Khaliijka ayaa Arbacadii ku eedeeyey Iran inay xasarad Nukliyeer iyo…
Guddiga doorashooyinka oo ku baaqay in si deg deg ah loo soo xulo Ergooyinka doorashada Golaha Shacabka
Afhayeenka Gudiga Doorashooyinka Heer Federaal Axmed Safiina ayaa sheegay in guddiga doorashooyinka Heer dowlad Goboleed ay u…