Author: Bashiir Barre
Puntland oo hakisay gaadiidka soo galaya Boosaaso
Maamulka Puntland ayaa hakiyay gelitaanka Magaalada Boosaaso iyada oo baabuurta lagu celinayo degmada Carmo oo u jirta…
Qaramada Midoobey oo dalbatay Kaalmo wax looga qabanaayo Abaaraha ku dhuftay Soomaaliya
Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan bini’aadantinimada ayaa codsatay dhaqaale dheeri ah oo lagu caawinayo dadka ay abaaruhu…
Ra’iisul wasaare Rooble oo amar siiyay laamaha Ammaanka
Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku amray laamaha Ammaanka dowladda Soomaaliya in si deg deg ah…
RW Rooble oo Guddiyada doorashooyinka ku amray ilaalinta hufnaanta doorashada
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa habka fogaan aragga ee Aalada zoomka shir kula yeeshay…
Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Moxamed Islaam, ayaa Xarunta Madaxtooyada ee Magaaalada Kismaayo ku qaabilay Wakiilka Midowga…
Saddex kamid ah kuraasta Golaha Shacabka oo lagu doortay Magaalada Baydhabo
Guddiga doorashooyinka Heer dowlad Goboleed ee Koonfur Galbeed ayaa Maanta waxaa ay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka…
SAWIRO:- Shir Midowga Musharrixiinta Maalintii 4aad uga socdo Muqdisho
Waxaa Maalintii Afaraad oo xiriir ah uu shir uga socdaa Magaalada Muqdisho Xubnaha Midowga Musharrixiinta Madaxweynaha, kaas…
Kursiga saddexaad ee Golaha Shacabka oo goordhow lagu doortay Baydhabo
Waxaa Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay weli ka socota doorashada kuraasta Golaha Shacabka, waxaana goordhow la…
Deni ” Waxaan u dhaartay waa ilaalinta sharciga, midaasna cid aan kala gorgortamayo ma jirto
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Cabdullaahi Deni ayaa sheegay inay muhiim tahay in cidkasta ay sharciga ilaaliao sigaar…
SAWIRO:- Ciidamo ka tirsan Daraawiishta Puntland oo u goostay kuwa PSF
Ciidamada Ammaanka Puntland ee PSF ayaa Magaalada Boosaaso kusoo bandhigey ciidamo ku labbisan dareeska Ciidamada Daraawiishta Puntland…
SAWIRO:- Xubno ka tirsan DFS & dowlad Goboleedyada oo shir uga furmay Kismaayo
Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa Maanta ka furmay Shirka Waxbrashada Dalka, kasoo oo lagu…
Maamulka Puntland oo eedeymo hor leh u jeediyay Ciidamada PSF
Duqa degmadda Bossaaso ee Maamulka Puntland ayaa uga digay Agaasimiha Ciidamadda PSF ee dhawaan uu xilka ka…