Author: Bashiir Barre

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________
Posted in WARARKA MAANTA

Maxay ka wada hadleen Ra’iisul Wasaare Rooble & Safiirka Imaaraadka

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta qaabilay danjiraha Dowladda Imaaraadka Carabta u…

Posted in WARARKA MAANTA

Nin laba Carruur ah oo Xaaskiisu dhashay ku dilay duleedka Muqdisho

Meydka labada Carruurta ah oo muddo saacado ah la’aa kalana ahaa Wiil iyo Gabar ayaa waxaa saaka…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida oo la horkeenay Afar Askari

Maxkamada Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka Sida Qeybta 60aad ayaa Maanta waxaa u fadhiisatey dhageysiga dacwad lagu…

Posted in WARARKA MAANTA

Soomaaliya & Shiinaha oo heshiis cusub kala saxiixday

Heshiiskan is-af-garadka ah waxaa uu ku saabsan yahay dayactirka iyo qalabeynta Tiyaatarka qaranka, Radio Muqdisho iyo wakaaladda…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Soomaaliya oo ku baaqday Salaad roobdoon ah

Wasaaradda Diinta Iyo Awqaafta Soomaaliya ayaa bulshada Soomaaliyeed ugu baaqday in la sameeyo salaad roob doon ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaare Rooble” Waan saxeeynaa qalalaadka kajira doorashooyinka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in uu garowsan yahay muhiimadda ay leedahay in…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Puntland oo kala furfuris ku bilaabay Saraakiisha Ciidamada PSF

Agaasimaha hay’adda PSF uu dhawaan u Magacaabay Madaxweynaha Puntland ee aan xilka lagu wareejin  S/ Guuto Amiin…

Posted in WARARKA MAANTA

Adama Barrow oo dib loogu doortay madaxtinimada dalka Gambiya

Guddiga doorashooyinka dalka Gambiya ayaa sheegay in Adama Barrow ku guuleystay doorashadii dalkaas  ka dhacaday Sabtidi.Guddiga ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Galmudug oo Ciidamo u dirtay degaan ay weerareen Al-Shabaab

Waxaa Maanta degan xaaladda degaanka Godinlabe ee Gobolka Galgaduud, halkaas oo xalay xilli dambe ay tageen Xubno…

Posted in WARARKA MAANTA

Beelaha ka cabanaya doorashada ka socota dalka oo sii kordhaya

Waxaa sii kordhaya waxgaradka & beelaha ka cabanaya qaabka ay haatan ku socoto doorashada xilligaan ee dalka…

Posted in WARARKA MAANTA

Dad ku dhintay qarax ka dhacay degaan ka tirsan Gobolka Baay

Qaraxa oo ahaa miinada dhulka la dhigo ee meelaha fog fog laga hago ayaa waxaa uu ka…

Posted in WARARKA MAANTA

DFS & AMISOM oo ka wada hadlay qorshaha Somalia kula wareegeyso Amniga

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta Muqdisho ku qaabilay…