Author: Bashiir Barre

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________
Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo dib ugu laabtay Jowhar

Muqisho |QOLIsniin : December 13, 2021—Madaxweynaha Dowlad Goboleedkw Hirshabeelle Cali Gudlaawe Xuseen ayaa maanta dib ugu laabtay…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Madaxtooyada Koonfur Galbeed oo degaano la wareegay

Muqisho |QOLIsniin : December 13, 2021—Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee ilaalada Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Koonfur…

Posted in WARARKA MAANTA

Xukuumadda Abiy oo sheegatay in ay qabsatay waddo muhiim u ah Magaalada Mekelle.

Muqisho |QOL|Axad: December 12, 2021—Saraakiil katirsan Ciidanka Federaalka Itoobiya oo la hadlay Warbaahinta Dowladda ee EBC ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Shaatax: Doorashooyinku waa in ay u dhacaan si hufan oo lagu kalsoonaan karo.

Muqisho |QOL|Axad: December 12, 2021—Cismaan Muxudiin Shaatax Guddoomiyaha Ururrada Bulshada Rayidka ayaa sheegay in Dalka uu u…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Diinta & Awqaafta XFS: Waa in wax laga qabtaa ciidamada kontoroollada Gaadiidka lacagaha uga qaato”.

Muqisho |QOL|Axad: December 12, 2021—Wasiirka Awqaafta & Arrimaha Diinta XFS Cumar Cali Rooble ayaa sheegay in ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Uganda iyo DRC oo sheegay in ay guulo ka gaareen dagaalka ka dhanka ah ADF

Muqisho |QOL|Axad: December 12, 2021—Ciidamada Uganda iyo Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo (DRC) ayaa sheegay in ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Taliska Ciidanka Booliska oo ku dhawaaqay howlgal laga fulinayo Muqdisho

Muqisho |QOL|Axad: December 12, 2021—Kadib kulan looga hadlayay Amniga oo ay Maanta ku yeesheen Magaalada Muqdosho Saraakiisha…

Posted in WARARKA MAANTA

Xilliga la diiwaangelinayo Musharrixiinta Afar kamid ah kuraasta Gobolada Waqooyi oo la shaaciyay

Muqisho |QOL|Axad: December 12, 2021—Guddiga Maamulaya  Doorashada Gobolada waqooyi  ee Soomaaliland ayaa Maanta oo Axad ah waxaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Taliska Booliska oo sheegay inay ku raad joogaan dad dhac ka geystay Muqdisho

Muqisho |QOL|Axad: December 12, 2021—Xilli qaar kamid ah Bulshada kunool degmooyinka qaar ee Gobolkan Banaadir ay ka…

Posted in WARARKA MAANTA

QM oo sheegtay in ay korortay tirada dhimashada Tahriibeyaasha Caalamka

Muqisho |QOL|Axad: December 12, 2021—Hay’adda Socdaalka Adduunka ee IOM ayaa sheegtay  in 4,470 qof oo tahriibayaal ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Askari ka tirsan booliska Kenya oo toogtay lix qof oo xaaskiisu ku jirtay

Askari ka tirsan booliska Kenya ayaa toogasho ku dilay shan qof oo ku sugnaa magaalada Nairobi ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Booliska Somalia oo War kasoo saaray dilka Carruurta Walaalaha ah

Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gashaanle Cabdifitaax Aadan Xasan ayaa faah faahin ka bixiyay dhacdo lagu dilay laba…